image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dad biyo la’aan ugu dhintay deegaano katirsan Magaalada Wajeer

Guud ahaan roobabkii deyrta ee laga filayay inay ka da’aan Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, ayaa waxaa ku yimid hoos u dhac, iyada deegaannada qaar laga soo wariyay inay dad ay biyo la’aan ugu geeriyodeen, halka xoolahana ay la il daran yihiin xalaadaha adag ee ka dhashay biyo,aanta

Xildhibaan Cabdi Barre, oo laga soo doorto deegaanka Tarbaj ee Ismaamulka Wajeer, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in deegaankaasi ay labo ruux biyo la’aan ugu dhinteen halka deegaanada qaar laga soo sheegayo xaalad xun sida uu hadalka u dhigay Xildhibaanka.

“Marka waxaan arkaya sida uu sanadkan cusub u bilaabanayo cilimadana ay isku badalayaan oo kuleel la galayo bisha Soona ay soo socoto, waxaan arkaya in dadkeyga Tarbaj, qaasatan meesha la yiraahdo Gunaane, iyo deegaano kale ay xaalad xun ka jirto waxaana sidoo kale jira in magaalooyinka qaar dadka biyo la,aan dartiis ay ciidana weysa-qaad u isticmalayaan” ayuu Xildhibaan Cabdi Barre.

Xildhibaanka oo sii hadlayay ayaa sheegay in xaalada hadda jirto haddii aan xal la helin ay dad badan biyo la’aan u dhammaan doonaan, waxa uuna baaq u diray Dowladda dhexe  iyo ismaamulka Wajer.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.