image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiyaha cusub ee G.Banaadir oo la kulmay qaar kamid ah mas’uuliyiin Dowladda Hoose ee Xamar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir.

Guddoomiyaha cusub ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula yeeshay Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, asigoona sidoo kale kormeer ku tagay xarumaha kala ah; Caafimaadka, Dad-dhigista, Gaadiidka, Gurmadka Deg-Dega, Dhalinyarada iyo xarumo kale oo ka tirsan Waaxyaha Dowladda Hoose ee Xamar.

Guddoomiye Maxamed Axmed Amiir ayaa u kuur-galay howlaha shaqo ee ka socda waaxyaha uu maanta booqday, asigoona warbixin ka dhageystay madaxda waaxyaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.