image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Wasiir Karoore “dadkii dilay askarta qaranka waa la yaqaan, sharciga ayaana la horkeeynaya”

Wareeto kasoo baxday xafiiska wasiirka wasaarada arrimaha gudaha ee Hir-shabeelle, ayaa waxaa shaqada looga joojiyay guddoomiyihii degmada Ceel-baraf ee Sobolka shabeellaha Dhexe. Shaqa joojinta lagu...

Lafta-gareen oo la kulmay Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya

Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya General Kaniif Cabdullaahi oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, ayaa la kulmay madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen Kulanka...

Golaha ammaanka oo ansixiyay howlgalka cusub ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay meel mariyay qaraar qabyo ah oo lagu dhisayo howlgalka taageerida iyo xasilinta ee midowga Afrika ee Soomaaliya...

DEGDEG: Dagaal ka socda deegaan ku yaala gobolka Mudug

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal ka qarxay waaberigii hore ee saakay galbeedka gobolka Mudug, kaasi oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo...

Ethiopia and Somalia leaders signed a declaration to end their dispute in Ankara – Weighing the pros and cons of the declaration

  Turkiye, acting as a middleman, arranged meetings on 12th December 2024 for Ethiopian and Somalia leaders to end their dispute, which started with the...

FAALLO: Aaway dadkii dabka colaadda baqtiin jiray? Yaase daan walba oo ay Soomaalid degto colaadda ka hurinaya?

Waxaa ayaandarro iyo ah in maanta oo la joogo xilli la dhihi karo Soomaalida aqoon diimeed iyo mid maaddiba waa ay ku horumartay, in...

Jubbaland oo wax laga xumaado ku tilmaamtay talabaadii ay qaaday Dowladda Federaalka

Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee maamulka Jubbaland Cabdirisaaq Sheekh Aadan, ayaa waxa lagu xumaado ku tilmaamay xayiraadii ay dowladda federaalka ku soo rotay diyaaradihii tagi...

Maxey kawada hadley madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Eritrea ?

Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea waxaa kulan ku yeeshay adaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalkaasi Isaias Afwerki, iyaga oo kawada Hadley...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo la kulmay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka, waxaa maanta kulan ku yeeshay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Asad Diyaano iyo guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka...

Dowladda Soomaaliya oo cadeeysay in Itoobiya marin badeed laga siinayo badda Cas

Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Itoobiya ay marin badeed ka heleyso bada Cas iyo Dekad ganacsi u hesho. Axmed Macali Fiqi wasiir arrimaha dibadda...

Dad ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Kazakhstan

Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 67 qof ay ku burburtay dalka Kazakhstan, sida ay sheegeen saraakiisha...

Taliyaha Booliska Soomaaliya Asad Diyaano oo soo dhaweeyey saraakiil soo qalin-jabiyay

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Saraakiil kasoo qalin jabiyey waxbarashada heerka labaad (Master Degree) oo...

Maxay Eritrea uga soo horjeesatay heshiiskii dhex-maray Itoobiya iyo Soomaaliya?

Dowladda Eritrea ayaa walaac ka muujisay is-fahamkii dhawaan dhexmaray dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo xal loogu raadinayey khilaafka u dhexeya labada dal. La taliye...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo kawada hadlay dhameystirka qodobadkii kasoo baxay shirkii kadhacay Ankara

Waxa maanta Magaalada Addis ababa kulan ku yeeshay wasiir dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, waxa uuna kulankooda ku saabsanaa si loo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.