image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo dowladda uga digay inay joojiso xaraashka ay ku wado dhulka danta guud

Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray war-saxafadeed ay uga digayaan in dowladda ay joojiso dhulalka danta guud ee ay xarasheyso, iyaga...

Wasiir Fiqi ” Itoobiya xiisada nagala dhaxeysay waxaan ku dhameeynay dulqaadka Soomaaliya”

Shir jaraa’id uu muqdisho ku qabtay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa si faah faahsan uga hadlay xiisadii kala dhaxeeysay Itoobiya...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha iyo xubin ku biiraya guddiga Bangiga Dhexe

Kulanka maanta ee golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya uuna shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda...

Soomaaliya oo 54 sano kaddib fariisan doonta fadhiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay

Soomaaliya ayaa 54 sano kaddib shalay si toos ah  xubin uga noqotay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Waxa ayna Soomaaliya kamid noqotay 15-ka xubnood ee...

Qarax gaari oo ka dhacay banaanka hotel Donald Trump uu ku lee yahay Las vegas

Booliiska ayaa baaraya ka dib markii gaari nooca loo yaqaan 'Tesla Cybertruck' oo ay ka buuxaan caagado shidaal iyo waxyaabaha qaraxa sameeya ee loo...

Wefdi u hoggaaminayo Taliyaha ciidanka Itoobiya oo ku soo wajahan Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wefdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Itoobiya, ay ku soo wahan yihiin magaalada Muqdisho ee caasimada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kula yeeshay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka kulan looga hadlay kaalinta ay...

Dowladda Masar oo ciidamadeeda ku soo daabuleysa gudaha Soomaaliya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Masar ay qorsheyneyso in ciidamadeed ay kusoo daabusho Soomaaliya si ay uga mid noqdaan howlgalka cusub ee...

FBI-da Mareykanka oo tiradii ugu badneyd walxaha qarxa kasoo saartay beer ku taalla Virginia

FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay inay heshay in ka badan 150 bam kadib howlgal lagu qaaday beero ku yaalla gobolka Virginia – taasoo la aaminsan...

Maxey kawada hadleyn Duqa Muqdisho iyo safiirka dalka Suudaan u fadhiya Soomaaliya ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Suudaan u fadhiya Soomaaliya Mr. Ammar Ahmed...

Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka oo Kormeer ku tagay wasaaradda Gaashaandhigga

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jamaac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashandhigga si uu u dhiirrigeliyo dadaallada joogtada...

Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan Al-shabaab ka sameeyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka xoogga dalka ayaa sacaadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa waxa si gaar ah u sameeyay ciidanka...

Fanaanadda caanka aheyd ee Luul Jaylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

Alle hau naxariisto waxaa xalay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyootay fanaanadii qaranka Soomaaliyeed Luul Jaylaani. Fanaanada Luul Jaylaani ayaa kamid...

Daacish oo weerar is qarxin ah iyo dagaal toos ah ku qaaday ciidanka Puntland ee…

Warar dheeraad dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal deegaanka Dharjaale ee gobolkaBari saaka ku dhexmaray ciidanka Puintland iyo Kooxda Daacish ee buuraleyda Calmiskaad. Dagaalka saaka...

Latest Articles