image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Faahfaahin ka soo baxaysa dhulgariir dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Shiinaha

Ugu yaraan 53 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 62 kalena ay ku dhaawacmeen kadib dhulgariir weyn oo saaka oo Talaadada ah ku dhuftay gobolka buuraleyda Tibet ee dalka Shiinaha, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Shiinaha.

Dhulgariirka ku dhuftay magaalada Shigatse ee Tibet ayaa dhacay saacaddu markay ahayd 09:00 xilliga maxalliga ah ee dalkaas, waxaana cabbirkiisu ahaa 7.1 sida laga soo xigtay xogta sahanka dhulka ee Maraykanka, taasoo sidoo kale muujinaysa cabsi ah in dhul-gariir kale uu dhici karo.

Dhul-gariirka ayaa sidoo kale laga dareemay Nepal oo deris la ah gobolka mashaqadu ka dhacaday, iyadoo qeybo ka mid ah Hindiya-na laga dareemay.

Dhul-gariirku waa uu ku badan yahay gobolkaas, marka la eego taariikhada inta jeer ee uu ka dhacay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.