image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Wasiirka arrimaha gudaha ee XFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Jowhar

Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guurre (Karoore) ayaa maanta garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere waxa uu kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Ergeyga dalka Koongo u qaabilsan Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay Ergeyga Joogtada ee...

Shiinaha oo ka walaacsan ka bixitaanka Trump ee heshiiska cimilada ee Paris

Afhayeenka wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa sheegay in Beijing ay "ka walaacsan tahay" in Mareykanka uu ka baxo heshiiskii Paris markii labaad. Shirka jaraa'id ee...

Shirka looga hadlayo sidii loo tayeen lahaa Kalluunka oo ka furmay Muqdisho

Shirka Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa ka qeyb galaya wasiirro, xildhibaanno, xubno...

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo looga yeeray Muqdisho ka dib safarkii Axmed Madoobe

Dowladda Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeeratay safiirkeedii u joogay dalka Kenya Jabriil Ibraahim Cabdulle. U yeerista safiirka ayaa la sheegey in ay la xiriirto safar...

Fahad Yaasiin oo cadeeyay dowladaha taageera Axmed Madoobe, baaqna u diray Xasan Sheekh

Agaasimihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X, waxa uu ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ka qeyb galay shir looga hadlayey arrimaha Beeraha

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa Shir Caalami ah oo ku saabsanaa horumarinta beeraha...

Madaxweynaha Hir-shabeelle oo tababar u soo xiray ciidamo cusub

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u soo gunaanuday tababar muddo dheer u socday dufcadii 2-aad ee Daraawiishta Hirshabeelle...

RW Yahuuda oo sheegay in dib loo dhigay dhaqan-galka heshiiska xabbad-joojinta

Raysal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dhaqan-galka heshiiska xabbad-joojinta Qasa dib loo dhigay ilaa ay Xamaas kasoo bandhigeyso liiska dadka ay heystaan. War...

Donald d Trump oo 90 maalin siinaya TikTok

Madaxwenaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidi shalay shegay, in ay aad ugu badantahay in uu barta bulshada ku xiriirto ee TikTok...

Somalia embassy in South Africa supported by the community secure official embassy building in Pretoria

Pretoria, South Africa (Onkod Radio Online) Somalia embassy in South Africa supported by the local Somali community  secured a new embassy building for the...

OP-ED: Are Somalia and Ethiopia burying the hatchet with the smooth-talk of the Ethiopia PM Abiy Ahmed or is it with Somalia President Hassan...

A plane carrying Prof. Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s beleaguered president landed on 11th January 2025 at well-decorated Addis Ababa Airport and met an unaccustomed...

Senator Hassan Kobac hails recent peace settlement in the Hiiraan region as a transformative victory for Hirshabelle State

Mogadishu , Somalia (Onkod Radio Online) Senator Hassan Kobac hailed the Hiiraan peace negotiations as a transformative victory for Hirshabelle State, amid repeated inter-clan...

Muxuu yahay sharciga ay ansixiyeen golaha wakiilada ee dowlad goboleedka Jubbaland ?

Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta xaruntooda ku yeeshay Kalfadhiga 1-aad, fadhigiisa 6-aad. oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubbaland, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan,...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.