image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Faaf faahin: dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Baay

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal dhex-maray dagaalamayaal katirsan kooxda Al-shabaa, kaasbi oo ka dhacay deegaanka Ceeldhuun-adeegow oo qiyaastii 42km u jira magaalada...

RW Xamsa oo tageeray howlgalka ay Puntland kula dagaalameyso kooxda Daacish

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaalka ay dowlad goboleedka Puntland ay...

MadaxweynahaKuuriyada Koonfureed oo xabsiga loo taxaabay

Waaxda la dagaallanka musuq maasuqa Kuuriyada Koofureed ayaa shaacisay in aroornimadi hore ee Arbacada maanta ah lasoo xiray madaxweynihi xilka laga xayuubiyay ee dalkaasi...

Muxuu kala hadlay wasiirka cadaalada soomaaliya safiirka dalka Swedan ?

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin Maxamuud ayaa qaabilay Safiirka dalka swedan u fadhiya dalkeena Soomaaliya Jouchim wearn. Kulankan muhiimka ah ayaa...

Wasiirka amniga gudaha oo booqday xarunta taliska ciidanka xuduudaha Ciraaq

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa wali ku sugan magaalada Baqdaad, ayaa maanta booqday xarunta taliska ciidamada xuduudaha ee Dowladda...

Booliska Soomaaliya oo shaaciyay in qaraxyadii xalay dhacay ay ahayeen dheemish

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhowr qarax oo xalay saqdii dhexe laga maqlay degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir, kuwaasi oo aan geysan wax...

Dad rayid ah oo la laayay iyagoo duqeyn lagu qalday

Ugu yaraan 16 qof oo rayid ah oo ku nool waqooyi-galbeed ee dalka Nigeria ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed o ay fuliyen milateriga, kadib...

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga gudaha oo gaaray magaalada Baqdaad

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Abdalla Abdalla...

Kulan looga hadlayay amniga caasimada oo ka qabsoomay Muqdisho

Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Banaadir G/sare Mahad Cumar Muumin, ayaa Shir Guddoomiyey Kulanka looga hadlayay Xoojinta Amniga caasimada oo ay Goob Jooga ahaayeen Dhammaan...

Wasiirada arrimaha dibadda ee Masar iyo Soomaaliya oo kawada hadlay qodobo culus (akhriso)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay H.E. Dr. Badr Abdel Atty, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar. Kulanka...

Wararkii ugu dambeeyey ee dabka xooggan ee ka socday magaalada Los Angeles

Ilaa 35,000 guri iyo ganacsiyo ayaa koronto la'aan ku ah Los Angeles, sida laga soo xigtay bogga u kuur-gala koronto la'anta. Qiyaastii ugu dambeysay ee...

Maxey kawada hadleyn wasiirka warfaafinta Soomaaliya iyo madaxa howlgalka cusub ee AUSSOM ?

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Souef Mohamed El-Amine. Wasiirka...

Howlgal ka dhacay gobolka Mudug oo lagu dilay horjogayaal katirsan Al-shabaab iyo dagaalyahano la socday

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ay ku dileen horjooge katirsan kooxda...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis ku gaaray magaalada Addis ababa

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, ayaa soo saaray warmurtiyeed wadajir ah oo ay sare uga qaadayaan xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sare u qaadista...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.