image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyey ee dabka xooggan ee ka socday magaalada Los Angeles

Ilaa 35,000 guri iyo ganacsiyo ayaa koronto la’aan ku ah Los Angeles, sida laga soo xigtay bogga u kuur-gala koronto la’anta.

Qiyaastii ugu dambeysay ee uu sameeyay bogga Poweroutage.us ayaa muujinaya in ilaa 17,500 oo macmiisha korontada shirkadda Southern California Edison ay yihiin koronto la’aan.

Waxaa intaa dheer, ilaa 17,700 oo macmiisha shirkadda Los Angeles Department of Water & Power iyo 100 macmiil oo ah shirkadda Pasadena Water and Power ay koronto la’aan yihiin.

Dhinaca kale Saacado kahor xafiiska arrimaha caafimaadka ee Los Angeles ayaa soo saaray faahfaahin cusub oo la xiriira tirada dhimashada dabka ee ay baaritaanka ku hayaan.

Ilaa iyo haatan 11 qof ayaa dabka ugu geeriyootay Eaton, halka shan kalena ay ku geeriyoodeen Palisades fire, tanoo wadarta guud ka dhigeysa 16.

Saraakiisha ayaa sheegay in tiradu ay intaa kasii kordhi karto. Diyaaradaha biyaha ku buufinaya holaca dabka ayaa xalay isku dayayay inay xakameeyaan, iyadoo laga baqayo inay soo laabtaan dabeylaha xooggan ee dabka hurinaya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.