image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Booliska Soomaaliya oo shaaciyay in qaraxyadii xalay dhacay ay ahayeen dheemish

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhowr qarax oo xalay saqdii dhexe laga maqlay degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir, kuwaasi oo aan geysan wax khasaaraha sida uu Booliska Soomaaliya sheegay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in qaraxyadii xalay ay ahayeen kuwa been abuur ah.

Booliska ayaa sheegay in bulshada Soomaaliya iyo saxaafada intaba ay u cadeynayaan  in wax khatar amni darra ah aysan ka jirin Caasimada Muqdisho.

“Miinooyinkaas waxaa la xaqiijiyay inay ahaayeen kuwo dheemish ah oo aan wax khatar ah geysan. Ma jirin wax khasaare nafeed ama mid hantiyeed oo ka dhashay falkaas. Ciidanka Boliiska ayaa si degdeg ah uga jawaabay dhacdadan, kana qaaday tallaabooyin lagama maarmaan ah oo lagu xaqiijinayo amniga iyo kalsoonida bulshada”. Ayaa lagu yiri warsaxafadeedka taliska Booliska Soomaaliyeer.

Sidoo kaleTaliska Boliiska ayaa ugu baaqay shacabka inay nabadda kala shaqeeyaan ciidamada amniga, ayna ka digtoonaadaan wararka been abuurka ah ee lagu qalqal galinayo bulshada Soomaaliyeed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.