image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka oo Kormeer ku tagay wasaaradda Gaashaandhigga

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jamaac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashandhigga si uu u dhiirrigeliyo dadaallada joogtada...

Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan Al-shabaab ka sameeyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka xoogga dalka ayaa sacaadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa waxa si gaar ah u sameeyay ciidanka...

Fanaanadda caanka aheyd ee Luul Jaylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

Alle hau naxariisto waxaa xalay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyootay fanaanadii qaranka Soomaaliyeed Luul Jaylaani. Fanaanada Luul Jaylaani ayaa kamid...

Daacish oo weerar is qarxin ah iyo dagaal toos ah ku qaaday ciidanka Puntland ee…

Warar dheeraad dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal deegaanka Dharjaale ee gobolkaBari saaka ku dhexmaray ciidanka Puintland iyo Kooxda Daacish ee buuraleyda Calmiskaad. Dagaalka saaka...

Dowladda Burundi oo Soomaaliya ku eedeysay inay ku sameysay khiyaano

Burundi ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeysay inay ku sameysay khiyaano markii laga waayay liiska wadamada loo ogolaaday inay ka mid noqdaan howlgalka cusub ee...

Muxuu kala hadlay duqa Muqdisho madaxda ka socotay hay’adda TIKA ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Madaxa Hey’adda TIKA ee Soomaaliya...

RW Xamsa oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub iyo Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ansixisey heshiisyo iyo shuruuc lagu tayeynayo awoodda hey’addaha...

Soomaaliya oo xaqiijisay in Burundi ay la baxeyso ciidankeeda iyo farriin ay u dirtay

Soomaaliya ayaa codsi u dirtay dowladda Dalka Burundi si ay Soomaaliya ugu soo dirto koox farsamo oo ka shaqaysa arrimaha bixitaanka ciidamada Burundi ee...

Maxey kawada hadleyn Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne oo ay wehelinayaan Masuuliyiin...

Ciidanka Burundi oo ka haray howlgalka cusub ee Soomaaliya & sababta ka dambeysa

Marki ugu horeysay dowladda Burundi ayaa sheegtay in ciidankeeda ay ka hareen howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, kaddib markii  sida ay sheegtay...

In ku dhaw 124 oo la xaqiijiyay inay ku dhinteen shil diyaradeed oo ka dhacay Kuuriyada Koonfureed

Diyaarad siday 181 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Kuuriyada Koonfureed, waxaana ku dhintay ugu yaraan 120...

Labo kamid ah raggii ka dambeeyey dilka askartii dowladda ee Ceel-baraf oo gacanta lagu soo dhigay

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur oo la hadlay warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in qaar kamid ah maleeshiyaadkii dilka u geystay askarta xoogga...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Jogtadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.