image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan Al-shabaab ka sameeyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka xoogga dalka ayaa sacaadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose.

Howlgalka ayaa waxa si gaar ah u sameeyay ciidanka xoogga gaar ahaan Ururka 64-aad guurtada 7-aad qeybta 60-aad oo kaashanaya ciidanka Booliska ee Degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Deegaanada ciidamada is kaashanaya ay howlgalada ka Sameeyeen ayaa kala ah Aybuuley, isgaad, Hoo hook, fulaaley, Garfaale,  Dibati, Qabiibiyow, Tuhur qaboobey, Waraxley, Cali boonad, Lugud jiliwayne iyo Baladul amiin oo dhamaan ka wada tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Saraakiisha kala duwan ee hoggaamineysay howlgalka ayaa ugu baaqay shacabka ku nool deegaanada ay ciidanka howlgalka ka sameyeen inay la shaqeyaan ciidanka, si looga hortago amni darrada ka jirta gobolka.

Marka laga soo tago howlgalka ciidanka, ma jiro waxa khasaaro ah ama isku horimaad ay la kulmeen ciidanka xoogga, inta ay wadeen howlgal safka ballaran ee ay ku baacsanayeen dagaalyanada Al-shabaab oo ku sugnan qeybo kamid ah gobolkaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.