image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Fanaanadda caanka aheyd ee Luul Jaylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

Alle hau naxariisto waxaa xalay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyootay fanaanadii qaranka Soomaaliyeed Luul Jaylaani.

Fanaanada Luul Jaylaani ayaa kamid ah aheyd fanaaniintii Soomaaliyeed ee caanka ku ahaa qaadista heesaha Banaadiriga, iyo jilida Riyaawadaha kala duwan ee ka turjumaya noolashada dadka Soomaaliyeed,

Marxuumada ayaa la sheegay inay u geeriyootay xanuun hayay mudooyinkii dambe, waxaana geerideeda ka tacsiyadeeyay Fanaaniin, Siyaasiyiin iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Burburkii kaddib dowladdii dhexe ee Soomaaliya, Luul Jaylaani, ayaa kamid aheyd dadka Soomaliyeed ee u qaxay qurbaha. Iyada oo 2018-kii mar dalka dib ugu soo laabatay marxuumada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.