image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Labo kamid ah raggii ka dambeeyey dilka askartii dowladda ee Ceel-baraf oo gacanta lagu soo dhigay

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur oo la hadlay warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in qaar kamid ah maleeshiyaadkii dilka u geystay askarta xoogga dalka duleedka deegaanka Ceel-baraf, gacanta lagu soo dhigay.

Guddoomiye Maxamuud, ayaa sheegay in ciidanka dowladda iyo kuwa Hir-shabeelle, ay ku guuleysteen inay soo qabtaan labo kamid ah maleeshiyadkii dilka geystay, halka ay ku raad jogaan kwwii kale.

“Waxaan soo qabanay labo kamid ah dadkii ka dambeeyey dilka askarta Qaranka, kaddib howlgal aan ka sameynay goob ay ku aruusanayeen, waxaana ku daba jirnaa inta hartay waana lasoo qaban doonaa sharciga ayaana la horkeeni doonaa, “ ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur.

Sidoo kale Guddoomiyaha waxa uu tilmaamay in shalay xabsiga loo taxaabay Guddoomiyihii deegaanka Ceel-baraf, iyo Odayaal dhaqan oo ku eedeysan inay ka gaabiyeen xil gudashadoodi looga baahnaa.

Waxa uu intaas ku daray hadalkiisa Guddoomiyaha inuu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed iyo Beesha ay ka soo jedaan askartii lagu dilay Ceel-baraf, ay ka war sugaan dedaalada ay wadaan dowladda Federaalka iyo maamulka Hir-shabeelle.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.