image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Soomaaliya oo xaqiijisay in Burundi ay la baxeyso ciidankeeda iyo farriin ay u dirtay

Soomaaliya ayaa codsi u dirtay dowladda Dalka Burundi si ay Soomaaliya ugu soo dirto koox farsamo oo ka shaqaysa arrimaha bixitaanka ciidamada Burundi ee ku sugan gudaha Soomaaliya.

Cabdiqaadir Maxamed Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya,ayaa sheegay in Ciidamada Difaaca Burundi (BNDF) aysan qeyb ka noqon doonin Howlgalka Xasilinta Soomaaliya ee Midowga Afrika (AUSSOM).

Wasiirka ayaa intaa ku daray hadalkiisa wasiirka  inay aad uga xun yihiin is-afgarad la’aanta ka dhalatay qoondada ciidamada Burundi ee howlgalka cusub laga siiyay, sida uu hadalka u dhigay.

“Dowladda Soomaaliya waxay si aad uga mahadcelineysaa taageerada iyo wadajirka ay muujisay Jamhuuriyadda Burundi, gaar ahaan dadaalka weyn ee ay ciidamadeeda Qaranku ka geysteen nabadda iyo amniga Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.

Wuxuu sidoo kale caddeeyay wasiirka in dowladda federaalka Soomaaliya ay bilaabeyso tillaabooyin cad oo lagu xaqiijinayo in mas’uuliyadaha ciidanka Burundi ay si habsami leh ugu wareegaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Sikastaba, arrintaan ayaa ku soo aadeysa
Iyada oo Dowladda Burundi ay diiday qoondadii Soomaaliya ay siiyay  Ciidanka ee 1,000 askari, halka iyada dalbatay 2,000.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.