image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kulan looga hadlayay amniga caasimada oo ka qabsoomay Muqdisho

Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Banaadir G/sare Mahad Cumar Muumin, ayaa Shir Guddoomiyey Kulanka looga hadlayay Xoojinta Amniga caasimada oo ay Goob Jooga ahaayeen Dhammaan laamaha Amniga .

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Taliyaha  Saraakiisha Amniga Caasimada Qeybahooda kala duwan .Boliiska .Nisa  iyo Boliisiya Meletare .

Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta Amniga Caasimadda , la dagaallanka maandooriyaha, iyo ka hortagga falalka amni-darrada ah ee ay gaystaan kooxo tuugo ah.

Taliye Mahdi ayaa ku adkeeyey masuuliyiinta Amaanka muhiimadda wada-shaqeynta Boliiska iyo bulshada si loo xaqiijiyo dadaallada kor loogu qaadayo Amaanka guud ee Dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.