image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ciidanka NISA oo qabtay Gawaari shidaal u siday Al-shabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay fuliyeen ciidamo katirsan NISA, qeybtooda  Galmudug, kaasi oo ay ku soo qabteen gaadiid u socday kooxda...

Ciidanka xoogga oo dagaal kula wareegay deegaano cusub

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaan iyo Al-shabaab uu dagaal culus ku dhexmaray deegaano ku teedsan...

Kulan looga hadlayay amniga Caasimada oo lagu qabtay xarunta dowladda Hoose

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay shir looga hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda iyo Xoojinta Wada-shaqeynta Maamulada Degmooyinka...

Guddoomiyaha degmada Bardaale oo ciidanka ku dhiirigeliyay dagaalka kooxda Shabaab

Gudoomiyaha Degmada Berdaale Maxamed isxaaq xasan (Caracase) oo ay wehliyaan gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda iyo saraakiisha amniga degmada berdaale ayaa dhiirigelin ugu...

Golaha wasiirada oo yeeshay kulan looga hadlayay dardargelinta dadaallada dowladda

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa guddoomiyey shirka tiirka horumarinta arrimaha bulshada ee Xukuumadda...

DR Congo oo xiriirka u jartay Rwanda

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay Rwanda, kaddib ayada oo dagaallo culus oo u dhexeeya fallaagada ay Rwanda taageerto iyo...

Wefdi ka socda guddiga madax-banaan ee doorashooyinka qaranka oo gaaray Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah maamulka koofur galbeed waxaa maanta gaaray wefdi ka kooban laba xubnood oo Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka...

Madaxweynaha Somaliland oo safarkiisi ugu horeeyay ugu amba-baxay Imaaraatka Carabta

Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabullaahi ( Cirro) ayaa saakay u amba-axay dalka Imaaraatka Carabta. Dowladda Imaaraatka ayaa madaxweynaha u soo dirtay casumaad...

Does Minister Meri Rantanen, a Finnish far-right party member start county and municipal elections campaign from Somalia? Delving deeper into this issue

Finland’s minister of interior affairs and far-right party member Meri Rantanen visited Somalia to find a way to deport Somali asylum seekers from Finland,...

Haweenkii la heystayaasha ahaa oo gaaray Israa’iil

Afartii haween ee askarta aheyd una dhashay israa’iil oo ay heysteen kooxda Xamaas, oo goor sii horeysay ay sidayeen,  ayaa dib ugu laabtay Israa'iil....

Ciidanka Puntland oo toogtay nin ajnabi ah oo doonayay inuu qarax ku aaso magaalada Boosaaso

Ciidanka ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa toogtay nin ajnabi ah oo ka tirsanaa kooxda Daacish, kaasi oo gudaha magaalada Boosaaso, ku aasayay Qarax Miino...

Xamaas iyo Israa’iil oo maanta is dhaafsanaya Maxaabiis ay kala heystaan

Xamaas ayaa shaacisay afar la heyste oo maanta lasii deyn doono tan oo qeyb ka ah heshiiska xabbad-joojinta Qasa. Waxay sheegtay inay kala yihiin askarta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Maxamed Axmed...

Kooxda Al-shabaab oo weerar ku biloowday qaraxyo ku qaaday degmada Masagawaa

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo saakay aroornimadii hore ay kooxda Al-shabaab ku qaaday degmada Masagawaa ee gobolka Galgaduud ee...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.