image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka xoogga oo dagaal kula wareegay deegaano cusub

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaan iyo Al-shabaab uu dagaal culus ku dhexmaray deegaano ku teedsan Wabiga Shabeelle ee Gobolka Hiiraan.

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal culus kaddib la wareegay deegaano dhowr ah oo ku teedsan Wabiga Shabeelle, gaar ahaan deegaano hoostaga degmada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan.

Howlgalkan culus, ayaa la sheegay inuu ahaa mid qorsheysan oo ay hoggaaminayeen saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka

Sarkaal u hadlay ciidanka xoogga ayaa sheegay in jab xooggan ay kooxda Al-shabaab, ku gaarsiiyeen dagaalka ayna ku qadeen deegaanada ay in muddo ah gacanta ku hayeen.

Sikastaba, dhowaan ayey aheyd markii magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan, looga dhawaaqay guluf dagaal oo ka dhan Al-shabaab, kaasi oo ah wajigiisa labaad ee dagaalka ka dhan ah Al-shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.