image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Maxey yihiin Wefdiga ka socday dowladda Turkiga ee soo gaaray Muqdisho ?

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Axmed Xasan Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey wafdi ka socda Dowladda Turkiga...

Taliye Odowaa “Ciidanka Danab dagaalka aan kula jirno Khawaarijta kaalin weyn ayey ka qaataan”

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa maanta gaaray xerada Balidoogle ee Shabeellaha Hoose, halkaas oo uu tababar ugu soo xiray...

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray Ra’iisul wasaare Xamsa iyo safiirka Falastiin u fadhiya Soomaaliya ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowladda Falastiin, Rowaid Adil Mohamed oo dhowaan laga...

Maxey kawada hadleyn Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ?

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis. Kulanka  Taliyaha waxaa...

Golaha wasiirrada oo yeeshay kulan looga hadlayay doorashada iyo dhameystirka Dastuurka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey Shirka Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee siyaasadda loo dhanyahay, kaas oo looga hadlayey dardargelinta taageeridda...

Faaf-faahin duqeyn diyaaradeed oo xalay Mareykanka ka fuliyay Soomaaliya

Saacadihii lasoo dhaafay ee xalay ayaa millatariga Mareykanka  waxa uu weerarkii ugu horreeyay oo dhinka cirka ah ka fuliyay Soomaaliya, tan iyo marki uu...

Dowladaha Carabta oo diiday dalabka Trump ee Gaza

Dowladaha ugu awoodda badan dalalka Carabta ayaa Sabtidi shalay gaashaanka u daruuray soo jeedinti madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ee aheyd in Falastiiniyiinta Gaza loo...

Ergayga Gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika, Suldaan Said Axmed oo Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud...

Ergayga Gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika, Suldaan Said Ahmed oo safar shaqo oo nabadda iyo dowlad-dhiska wanaagsan la...

Ciidanka xoogga dalka oo gobolka Mudug ku qabtay nin la sheegay inuu waday walxaha qarxa

Ciidaka xoogga dalka ayaa qabtay nin ku eedeysan inuu magaalada  Xaradheere, uu doonyay inuu soo geliyo walxaha qarxa, kaddib baaritaan ay ku sameyeen ciidanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay madaxweynaha cusub ee Suuriya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha sida kumeel-gaarka ah loo magacaabay  Suuriya Axmed Al-shacra. Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta X,...

Cali Jeyte oo sheegay in dagaalkii ka dhacay Hiiraan ay ku dileen Ajaanib badan

Cali Jeyte Cisman oo u qaabilsan  madaxweynaha Soomaaliya, arrimaha ciidamada difaaca  deegaanka,  ayaa ka warbixiyay dagaalkii dhowaan ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Hiiraan. Cali...

Xamaas oo siideysay maxaabiis u dhashay israaiil

Ofer Kalderon oo 34 jir ah iyo Yarden Bibas oo 54 jir ah ayaa lagu wareejiyay ciidamada Israa'iil ee Qasa ku sugan, sida ay...

Soomaaliya oo ka qeyb qaadaneysa dedaalada nabada ee Jamhuuriyadda Kongo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaasi...

Golaha wasiirrada oo meel-mariyay qaraar looga hortagayo khataraha Baraha Bulshada

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa waxa ay maanta ku yesheen magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.