image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xiriirka labada dal

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Hamad Al Thani. Labada hoggaamiye ayaa si qoto...

Xiisad dagaal oo saakay ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo

Wararka anu ka heleyno degmada Luuq ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in saakay halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo...

Two journalists illegally held separately by NISA and clan militia freed

MOGADISHU, Somalia 10 February 2025 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) is relieved that journalist Sharif Abdi, who was illegally detained by the Somali...

Guddoomiye Amiir “magaalada Muqdisho waa in ay noqoto maamul Dawlad Goboleed buuxa”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa ka qeyb galay Shirka La-tashiga Hay’adaha Dastuurka ee heer Dowlad Goboleed iyo Maamulada...

Muxuu ku saabsanaa shirka wasiirka maaliyadda XFS uu kaga qeyb galay Dubai ?

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda dalalka Carabta, Qeybta Horumarinta...

Meydadka tahriibayaal laga helay xabaal-wadareedyo ku yaalla Liibiya

Meydka ugu yaraan 28 tahriibayaal ah ayaa laga soo saaray xabaal-wadareed ay ku aasan yihiin saxare ku yaalla koonfurta bari ee dalka Liibiya, sida...

Shabaabkii kasoo firxaday dagaaladii ka dhacay Hiiraan oo gaaray degmada…

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in sacaadihii lasoo dhaafay ay dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo kasoo ruqaansaday dagaalada culus ee ka...

Lafta-gareen oo saxiixy hindise sharciyeedka ilaalinta gargaarka bani’aadanimo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda...

Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Safiirka Talyaaniga ?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaallya Danjire Pier Mario...

Ciidamo katirsan dowladda oo la wareegay guriga Hooyooyinka

Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa saakay la wareegay xarunta guriga Hooyooyinka ee ku yaalla kasoo horjeedka Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee degmada Xamar weyne ee...

Caddaanka Koofur Africa oo diiday in loo soo raro Mareykanka

Kooxo matalo qaar ka mid ah caddaanka laga tirada badan yahay ee Koonfur Afrika ayaa Sabtidii ka jawaabay, qorshe uu madaxweyne Donald Trump ku...

Senator Hassan Kobac: Empowering Youth for a Brighter Future

Beletwein – Somalia: Senator Hassan Iidow Muxumed Kobac has emerged as a beacon of hope for the youth in Buulobarde district and beyond. Through...

Wasiir Rooboow “wax cudur daar ah malahan ganacsadihii maalgelin u sameeya Al-shabaab”

Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka Muqaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay inuu ganacsatada Soomaaliyeed uga digayo...

Madaxweyne Xasan “Cooladda ka taagan bariga DRC waa musiibo bani’aadanimo”

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga aheyn ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) iyo Horumarinta Bulshada...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.