image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiye Amiir “magaalada Muqdisho waa in ay noqoto maamul Dawlad Goboleed buuxa”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa ka qeyb galay Shirka La-tashiga Hay’adaha Dastuurka ee heer Dowlad Goboleed iyo Maamulada kale ee dalka, kaasi loogu hadlayo soo jeedinta Wax ka bedelka cutubta 5-aad illaa 9-aad iyo dhameestirka Dastuurka KMG ee dalka.

“rabitaanka iyo doonista siyaasadeed ee bulshada Gobolka Banaadir ee la xiriirta maqaamka iyo  mataaladda, waa in Magaalada Muqdisho ay noqoto Maamul Dawlad Goboleed buuxa ah, sidoo kalena ay ugu yaraan Aqalka sare ku yeelato kuraas matalaadeed oo dhan 21 Sanatar” ayuu yiri duqa Magaalada Muqdisho.

Gudddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa aad ugu dheeraaday muhiimadda uu Dhameestirka Dastuurka u leeyahay Qaran dhiska dalka iyo Dawladnimada asigoona ka codsaday hey’adaha Dawladda ee u xilsaaran Dastuurka in ay tixgeliyaan doonista iyo rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir.

Kulankan ayaa lagu soo bandhigi doonaa warbixinta qabyo Qoraalka Cutubyada 5aad ilaa 9 aad ee la filayo in la horgeeyo labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si loo dhameystiro Dastuurka dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.