image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Suuqa weyn ee Bakaaraha oo maanta u xiran lacago ay dul dhigtay dowladda Soomaaliya

Waxaa maanta inta badan xiran  goobaha ganacsiga ee suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah ganacsatada ayaa sheegay in sababta ay u...

3 Maxbuus oo Yahuud ah oo maanta lagu siideynayo 183 Falastiiniyiin ah

Waxaa maanta la qorsheynaya in Xamaas ay sii deyneyso 3 la heyste oo Israa’iiliyiin ah oo ay ku beddelanayso 183 maxbuus oo Falastiiniyiin u...

SJS oo Muqdisho tababar ugu furtay gabdho suxufiyiin ah

Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya ka billawday wareeg kale oo ah tababarrada dhismaha xirfadda gabdhaha suxufiyiinta ee...

Maxey tahay ujeedka madaxweyne Xasan Sheekh uu u tagay dalka Ugaandha ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Ugaandha, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha...

Ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa deegaanka oo la Wareegay deegaanka Dabayoodle

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa goordhow la wareegay deegaanka Dabayoodle oo dhaca galbeedka degmada Buulo-barde, ee gobolka Hiiraan. Ciidamada huwanta ah oo iskaashanaya...

Madaxweynihii ku-xigeenkii hore ee Kenya oo cadeeyey sababta uu xilka u degay

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Kenya oo sheegay sababta uu xilka u tagay ay aheyd kaddib markii xilalka ugu muhiinsan loo magacaabay bulshadda...

Golaha wasiirrada oo ansixiyay heshiisyo ay wada galeen Soomaaliya iyo Azerbaijan

Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaaamac. Kulanka...

Howlgalka AUSSOM oo qabtay hub iyo xubno lagu tuhmayo inay katirsan yihiin Shabaab

Howgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Militariga iyo kuwa Nabad Sugida ee Soomaaliya oo kaashanaya howlgalka AUSSOM, ayaa ku guuleystay inay soo...

Ciidanka xoogga dalka oo ka hortagay qarax miino oo lagu aasay suuq ganacsi…

Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hortagtay qarax ay Al-shabaab damacsanayeen inay ka fuliyaan suuqa ganacsi oo ku yaalla  degmada Xudur ee gobolka Bakool. Ciidanka xoogga...

Donald Trump oo qorsheynayo in shacabka reer Gaza loo qeybiyo Soomaaliya iyo Morocco

Warbixin uu baahiyay wargeysa Jerusalem Post soona xiganaya  Channel-ka N12, ayaa sheegay in maamulka Madaxweyne Trump, uu qorshenayo in dadka reer Gaza, ay suurtagal...

Xildhibaanada Jubbaland oo si kulul uga hadlay dagaalkii saakay ka dhacay degmada Baardheere

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland ee ku sugan Degmada Doolow gobolka Gedo, ayaa ka hadlay dagaalkii khasaaraha dhaliyay ee saakay ka dhacay degmada...

Turkey oo ka hor-timid qorshaha Trump ee Gaza

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga ayaa si adag u dhaleeceeyay qorshaha uu soo jeediyay Madaxweyne Donald Trump ee ah in Mareykanka la wareego Marinka...

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaalkii saakay ka dhacay degmada Baardheere

Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii  khasaaraha dhaliyay ee saakay ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. War-saxaafadeed kasoo baxay  maamulka Jubbaland, ayaa...

Dagaal ka dhacay degmada Baardheere oo lagu dilay guddoomiyihii Arrimaha bulshada degmadaasi

Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal xooggan oo saakay waaberigii  hore ka dhacay degmada Baardheere  ee gobolka Gedo, kaasi oo u dhaxeeyay  ciidanka dowladda...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.