image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

SJS oo Muqdisho tababar ugu furtay gabdho suxufiyiin ah

Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya ka billawday wareeg kale oo ah tababarrada dhismaha xirfadda gabdhaha suxufiyiinta ee Soomaaliyeed taasoo qeyb ka ah barnaamijyada horumarinta iyo sare u qaadista aqoonta iyo awoodda haweenka suxufiyiinta ah.

Tababarradan oo qeyb ka ah barnaamijyo dhowr ah ayaa waxaa Somali Journalists Syndicate – SJS ka taageeraya Dowladda iyo Shacabka #Canada 🇨🇦.

Ujeeddada tababarrada gabdhaha wuxufiyiinta – kuwa hore u soo shaqeeyay iyo kuwa hadda cusub – ayaa ah gabdhuhu in ay gaaraan isku filnaan dhanka shaqadooda, ayna dareemi karaan inay si madax-bannaan oo xorriyad leh u shaqeysan karaan markasta iyo meelkasta.

Madaxda ugu sareysa sjs ayaa dhankooda u mahadceliyay taageerada Dowladda iyo Shacabka #Canada 🇨🇦.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.