image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa deegaanka oo la Wareegay deegaanka Dabayoodle

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa goordhow la wareegay deegaanka Dabayoodle oo dhaca galbeedka degmada Buulo-barde, ee gobolka Hiiraan.

Ciidamada huwanta ah oo iskaashanaya ayaa dagaal kooban kadib Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Dabayoodle oo 25KM u jira degmada Buulo-burde oo in muddo ah ay kooxda Al-shabaab gacanta ku hayee.

Guddoomiyaha degmada Buulo-barde, Xasan Maxamed Cabdi, oo qeyb ka ahaa howlgalka, ayaa warbaahinta u sheegay in kooxdii Al-shabaab,  laga saaray deegaanka, isla markaana hadda ay gacanta ku hayaan ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka.

Dagaalka maanta ka dhacay galbeedka Buulo-barde, ayaa imanaya xili maalmihii lasoo dhaafay kooxdu laga saaray deegaano badan oo ku yaalla gobolka Hiiraan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.