image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Duqeyn diyaaradeed oo xalay lala beegsaday Godkii ugu weynaa ee Daacish ee buuraha Calmiskaad

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee maamulka Puntland. Duqeynta oo ay fuliyeen diyaarado...

Mali: 48 ku dhimatay qod macdanta laga qodo

Ugu yaraan 48 qof ayaa Sabtidii shalay dhimatay, ka dib markii uu dumay god dahabka laga qodo oo aan rukhsad loo haysan, kaas oo...

Mustaf Dhuxulow oo sheegay in waxa qiimo riday Baasaboorka Soomaaliya

Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya Mustaf Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay ku safraan Baasabooro dalal kale, taasina  ay...

15 qof oo ku geeriyooday isbuurasho ka dhacday Hindiya

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen isbuurasho xalay fiidki ka dhacday bosteejo tareenka laga raaco oo ku taalla...

Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo lagu doortay Addis Ababa

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka dhacday magaalada Addis Ababa ee...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka shirka 38-aad ee Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo u yeertay hantidhowrka Guud ee dowladda Soomaaliya

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowrka Qaranka oo lagu Eedeyey inuu doonayey in sameyn ku yeesho go,aanada garsoorka iyo faragelin uu ku sameeyey...

Shir looga hadlayay arrimaha Qaxootiga oo ka furmay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Axmed Xuseen Cilmi, oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir...

Warshadii qaraxda iyo biraha gaadiidka u sameyn jitay Daacish oo la burburiyey

Duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab ee buuraha Calmiskaad ee Puntland, ayaa lagu burburiyey warshadii qaraxyada u sameyn jirtay kooxda Daacish. Taliska howlgalka...

Ciidanka Jubbaland oo soo qabtay ninkii Al-shabaab u qaabilsanaa maxkamadda deegaan hoostaga G/ Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada Jubbaland ay ka sameyeen deegaanka Lafo-gari oo hoos taga degmada Dhoobley, kaasi oo ay...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Meertada 38-aad ee Shir-madaxeedka Midowga Afrika ayaa kulan-doceed la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya,...

Maxkamad xukun ku riday laamane ku nool Muqdisho oo iska duubay muqaalo anshax xumo ah

Maxkamadda degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay Nin iyo Xaaskiisa oo  124 muqaalo oo anshax xuma ah...

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay wasiirka deegaanka dalka Muritaaniya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, oo hoggaaminaya wafdiga Dowladda Soomaaliya kaga qeyb-galaya Madasha 6-aad ee Dalalka Carabta ee Yaraynta Khataraha Musiibooyinka ee...

Duqeymo culus oo lagu dilay xubno katirsan Daacish oo ka dhacay Puntland

War-saxaafadeed kasoo baxay  Taliska ciidamada Puntland, ayaa looga hadlay duqeymihii u dambeeyey  ee diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen buuraha Calmiskaad ee lagu beegsaday xubno katirsan...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.