image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Mustaf Dhuxulow oo sheegay in waxa qiimo riday Baasaboorka Soomaaliya

Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya Mustaf Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay ku safraan Baasabooro dalal kale, taasina  ay tahay dhibaato weyn oo heysta Baasaboorkeenna.

Waxa uu tilmaamay in caqabadaha jira awgeed ee dhinaca helida Fiisaha ama dal ku galka ay sababtay in ganacsatada Soomaaliyeed ay qataan Baasaboorka dalal kale, halka dalalka siiyey Baasaboorkooda ay dhaqaalo badan ka sameyeen sida uu hadalka u dhigay Agaasime Mustaf Dhuxulow.

Sidoo kale Mustaf ayaa sheegay in hay’adda socdaaka ay ka shaqeyneyso sidii looga gudbi lahaa caqabadaha heysta ganacsatada Soomaaliyeed, isla markaana ay ugu safri lahayeen xiliyada ay dibadda wax kasoo iibasanayaan, si balaayinta dollar ee faai’dada ah dadka loogu maalgelin lahaa.

Waxa uu intaas ku daray hadalkiisa Mustaf Dhuxulow, in sababta ugu weyn ee kalsooni darrada Baasaboorka Soomaaliya ay sababtay in wax ka badalka xogta Baasaboorka  markii hore ay fududeed, balse hadda la adkeeyey xog ka badal Baasaboorka Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.