image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shir looga hadlayay arrimaha Qaxootiga oo ka furmay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Axmed Xuseen Cilmi, oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlay sidii aqoonsi heer qaran ah loo siin lahaa Qaxootiga iyo dadka magangalyo doonka ah ee ku sugan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Aqoonsigaas ayaa dadka qaxootiga ah ka caawi doona sidii dalkeena ay soo miciin badeen uga heli lahaayeen xuquuq aas-aasi ah, sida u fududeynta dhexgalka bulshada iyo ganacsiga.

Shirka waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka socday Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda iyo saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka, kuwaas oo shirka ku biiriyay aragtiyo muhiiim ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.