image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Haweenkii la heystayaasha ahaa oo gaaray Israa’iil

Afartii haween ee askarta aheyd una dhashay israa’iil oo ay heysteen kooxda Xamaas, oo goor sii horeysay ay sidayeen,  ayaa dib ugu laabtay Israa’iil. sida ay sheegeen ciidamada Israa’iil ee IDF.

“Afarta haween oo saraakiil ah, Daniela Gilboa, Liri Elbag, Naama Levy iyo Karina Ariev, ayaa haatan usoo gudbay xadka Israa’iil iyagoo ay la socdaan ciidamada IDF iyo Shin Bet,” ayay IDF ku qoreen barta X.

Sidoo kale Xamaas ayaa ka hor inta aysan wareejin 4 askari ee haweenka waxa ay ku soo bandhigeen bartamaha Qasa , waxaana ay ku badesheen 200 oo maxaabiis Falastiiniyiin oo ku xiran xabsiyada Israa’iil oo ay ku jiraan 120 horey loogu xukumay xabsi daa’im.

Dhinaca kale Gabadha la sii deynayo uma muuqda kuwa maxaabiis ah waxaa laga arkaya dareen aan ka duwanayn inay tartan ku guuleysteen, tan oo la xiriirta habdhaqanka iyo xaaladda ay ku jireen inta ay Xamaas gacanta ku heysay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.