image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiir Fiqi oo la kulmay Ergeyga dalka Koongo u qaabilsan Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay Ergeyga Joogtada ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Koongo u qaabilsan Qaramada Midoobey Er, Zénon Ngay Mukongo.

Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleyn sara u qaadista xiriirka ka dhaxeeya labada wadan iyo horumarka siyaasadeed iyo amni ee Afrikada dhexe.

Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista xiriirka dhaqaale, dhowrista midnimada dhuleed iyo qaranimo ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimoquraadiga Koongo, iyagoo dhinaca kale la isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay in aragti lagu xaliyo caqabadaha gobolka, iyo xaqiijinta badqabka iyo ammaanka ganacsatada Soomaaliyeed ee beec-mushtarka ku ah DRC, loona fududeeyo habraacyada lagu ilaalinayo naftooda iyo danahooda maaliyadeed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.