image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dad ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Kazakhstan

Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 67 qof ay ku burburtay dalka Kazakhstan, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka.

Wasaaradda gurmadka degdega ah ee dalka ayaa sheegtay in ay jiraan 25 qof oo badbaaday.

Diyaaradda oo ay iska lahayd shirkadda Azerbaijan Airlines, ayaa dab qabsaday xilli ay ku soo dhacday meel u dhow magaalada Aktau. Lama oga sababta shilkan keentay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.