image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Taliyihii Kumaandooska Danab oo xilkii laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Ganeral Odowaa Yuusuf  Raage, ayaa xilkii ka qaadey Gaashaanle Carab Dheeg Axmed oo ahaa Taliyihii ururka 162aad ee Kumaandooska Danab,...

Dowladda Federaalka oo dalka ku soo celisay dhallinyaro Tahriibayaal oo ku xirnaa Suudaan

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho, laga soo dajiyay dhalliyaro ku jiray xabsiyada ku yaalla Dalka Suudaan, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka...

Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya oo lasoo xiray

Shirkaan oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay Muhiimada Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya, iyo sidii loo mideyn lahaa...

Duqa Muqdisho “Waa guul aan la iloobi karin in maanta ay dalacaad helaan 45 kamid ah saraakiisha ciidanka ilaalada deegaanka ee Xamar.”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daraja dalacsiin ah oo ka timid Madaxweynaha JFS Mudane Xasan...

Jubbaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay Magaalada Kismaayo

Wasiirka wasaaradda amniga Jubbaland Jeneraal Yusuf  Xuseen Dhumaal, ayaa been abuur ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Dowladda Dhexe,kaasi oo ahaa in Itoobiya ay labo...

Xildhibaan Xasan Firimbi oo muddo labo bilood ah laga ganaaxay Fadhiyada Golaha Shacabka

Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe , ayaa lagu sheegay in labo bilood oo xiriir ah fadhiyada...

Maxey tahay ujeedka uu guddoomiyaha Hay’adda Sodma u tagay Dhuusamareeb ?

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga oo ay qeyb ka yihiin qaar kamid ah...

Puntland oo dooneysa inay xoog ku soo furato Markab ay afduubteen burcad badeed

Dhowaan koox burcad badeedda Soomaali ah, ayaa afduubtay Markab Kalluumeysi oo laga lee yahay Dalka Shiinaha, kaasi oo burcad badeeda ka qafasheen xili uu...

Xildhibaan Xasan Firimbi oo raali geliyay Askari uu ugu gacan qaaday gudaha xarunta Golaha Shacabka

Xildhibaan Xasan Firimbi oo katirsan Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa raali gelin ka bixiyay gacan qaadkii ugu xarunta golaha shacabka ugu dhex-gestay...

Dowladda Suuriya oo saakay dhacday, soona afjartay 50 sano oo ay dalka xakumayeen qoyska Asad

Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalkaasi soo xakumayay...

Looming crisis on the Horn of Africa over Red Sea amid Egypt’s involvement, Prospects for peace attainable

Sabre-rattling by Egypt in Somalia and Ethiopia’s offensive statements against Somalia’s sovereignty are burying the hope to defuse the tension between Somalia and Ethiopia,...

Shirka Garsoorka Soomaaliya oo maanta ka furmay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahf-uray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya ee 2025-2029, kaasi oo halku-dheggeedu yahay "Dhismaha Nidaam...

Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed oo raalli gelin bixiyay

Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Yoon Suk Yeol ayaa khudbad laga baahiyay telefishannada aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah, raalli gelin ka bixiyay sharcigi dagaalka ee...

Jubbaland oo shaacisay in hub culus ku garaacday diyaarad ka degi rabtay Raaskambooni

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in gelinkii dambe ee shalay ay hubka lidka diyaaradaha ku garaceen diyaarad katimid Muqdisho,isla markaana u socotay deegaanka Raaskambooni ee...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.