image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Shariif, Cabdiraxman Cabdishakuur iyo Kheyre oo qaadacay Doorashada qof iyo cod

Siyaasiyiinta Mucaaradka dalka, ayaa markale cadeeyay mowqifkooda ku aadan doorashada qof iyo cod ee Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ay ku dhawaaqday inay qaban doonto. War-saxaafadeed...

Ciidanka Koonfur Galbeed oo soo qabtay madaxii Maaliyada ee Alshabaab

Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Deeganka Buur-helede oo hoostaga Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay, ayaa lagu soo qabtay Madaxii Maaliyada...

MW Muuse Biixi oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya iyo Taliyaha AFRICOM

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Madaxtooyada Somaliland ku qaabiley Safiirka Dalka Maraykanka Amb. Richard H. Riley oo uu wehelinaayo Taliyaha Taliska Ciidammada...

RW Xamsa oo ka hadlay geerida ku timid Senator Gaagaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee, Marxuum...

RW Xamsa oo cadeeyay sababta ay dowladda dhexe ay ciidamada u geysay Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galaya Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada oo ka...

Muxuu kala hadlay Wasiirka amniga gudaha ee XFS Danjiraha Dowladda Swizeland u fadhiya Soomaaliya ?

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Swizerland u fadhiya Soomaaliya, Mirko Giuliette, waxayna...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Jubbaland ku Eedeeyay inay qaadan doonto mas’uuliyada wixii ka dhaca Raaskambooni

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uu qaadan doono mas'uuliyada haddii uu isku dhac Magaalada Raaskambooni...

Jubbaland oo soo saaray amar culus oo ku socda Shirkadaha Diyaaradaha ee tagi jiray Raaskambooni

Waxaa sii kordhaya khilaafka u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedka Jubbaland, kaasi oo ka dhashay doorashadii dhowaan dib loogu dortay Ahmed Madoobe, taasi...

Taliyaha Booliska oo kulan la qaatay xubnaha Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Booliska Soomaaliyed

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah uu la qaatay Saaxibadda Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Booliiska,...

Hassan Kobac: A Visionary Transforming Somalia’s Future

  MOGADISHU, Somalia – Hassan Idow Muhumed Kobac, an influential figure in Somalia, is working hard to shape the country’s future and improve the lives...

Wasiir saddexaad oo iska casil xukuumadda uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre.

MUQDISHO (Onkod Online) –  Wasiirkii saddexaad oo katirsanaa Xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre, ayaa iska casilay xillkii uu xukuumadda ka hayay...

Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka cafisay $1 Bilyan oo Lacag Ah.

MUQDISHO (Onkod Online) –  Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyey...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo ka qeyb galay shirka horumarinta iskaashiga Afrika iyo Jarmalka eek a dhacay Berlin.

MUQDISHO (Onkod Online) –  Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Berlin ee xarunta dalka Jarmalka ayaa...

Aadan Madoobe iyo safiirka Ingiriiska oo Muqdishu Ku Kulmay, Maxay Kawada Hadleen?

MUQDISHO (Onkod Online) –  Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.