image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ururka suxufiyiinta SJS oo cambaareysay falkii lagu hor istaagay saxaafadda madaxa-bannaan ee kasoo warameysay qubuuraha Iskool Boliisiya

Onkod Radio - Somali Journalists Syndicate – SJS waxay cambaareyneysaa falkii shalay lagu hor istaagay saxaafadda madaxa-bannaan ee kasoo warameysay qubuuraha Iskool Boliisiya (Dugsiga...

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Jubbaland oo howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab waxa ay ka wadaan deegaano hor leh oo...

Onkod radio - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab oo ay wadaan ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland...

Judith Suminwa oo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee DR Congo oo xilka loo dhaariyay.

Onkod Radio - Judith Suminwa Tuluka ayaa loo dhaariyay horraantii Arbacadii iyadoo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee ra’iisul wasaare ka noqota Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah...

Imaaraadka Carabta oo soo dhoweeyay safiirka cusub ee Soomaaliya si uu u kobciyo xiriirka labada dal.

Onkod Radio - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Xuseen Xalane, ayaa maanta oo Khamiis ah warqadihiisa aqoonsiga ka guddoomay Kaaliyaha Xog-hayaha...

Qaar kamid ah shacabka tuulada Dameeraale ee Afgooye oo ka cabanaya AS dhibaato daran ku haya

Afgooye - Waxaa soo kordhaysa cabashada dadka beeralayda ah ee ku dhaqan tuulada Dameeraale ee Afgooye hoos timaada. Dadkan oo cabashadooda soo gaarsiiyay odayaasha...

Itoobiyaan lagu bireeyay Dhuusmareeb & Qoysas isaga baxsaday Galmudug.

Muqdisho (ONKOD) Warar  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kadib markii lagu gowracay...

Guddoomiyaha Deg. Howlwadaag Bashiir Cabdi Maxamed Xoosh oo maanta Degmada Howlwadaag ku qaabilay Masuuliyiin ka socday Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA

Masuuliyiintan ka socotay Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA) ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay maamulka degmada Howlwadaag ee uu hoggaamiyo Guddoomiye...

PUNTLAND oo ‘’Jahwareer ‘’ ku keentay go’aankii SSC ee 17-da xildhibaan.

Garoowe (ONKOD)  Hoggaanka SSC Khaatumo dhawaan waxay soo saareeen go’aan ay ku sheegayaan in sanadkan deegaanadeeda Puntland aysan ka xuli karin xildhibaanadii 17-ka ee...

WARCUSUB : Kooxda AS oo weerar toos ah ka gaystay gudaha Baydhabo.

Baydhabo (ONKOD ) Kooxda Al-Shabaab ayaa weeerar ayaa weerar toos ah waxay ka fulisay  xaafado ka mid ah magaalada Baydhabo ee gobolka Baay sida...

Golaha ammaanka oo qararaa xasaasi ah ka soo saaray Marinka GAZA.

NewYork (ONKOD) Golaha amaanka ee Qaramad Midoobay ayaa isku raacay qaraar ogolaanaya in gargaar Bani’adaanimo la gaarsiiyo marinka GAZA halkaas oo ay ka jirto...

XOG – Khaatumo ma doonayso in xildhibaano u dirto Puntland.

Laascanood (ONKOD )  Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maalmahan ka socday , shirar kala duwan oo u dhaxeeyay isimimada Khaatumo iyo xubnaha  hoggaanka...

Mahad Salaad ma isagaa , iska tagi raba mise cadaadis baa jira ?

Muqdisho (ONKOD) Waxaa aad u soo kordhahaya warka ku saabsan in  bilowga cusub ee sanadka 2023  uu meesha ka bixi doono Taliyaha Nabad sugida...

Xukuumadda Xamse oo gashay heshiisyo qarsoodi ah , Farqaha la is haystaa

Muqdisho (ONKOD) waxaa soo baxaya xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka kuwaas oo samaystay kudlad ay ku midaysan yihiin isla markaana eedeyn u jeedinaya xukuumadda...

DENI oo wajahaya mucaarado xooggan & isbahaysyo ka abuurmaya

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya  Ololaha doorashada oo loogu jiro hanashada kursiga madaxtinimada maamulkaas waxaana halkaas ku sugan musharaxiin badan. Ololaha...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.