image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Kenya oo dhex-dhexaadin ka dhex wada Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh

MUQDISHO (Onkod Online) – Dowladda Kenya ayaa haatan soo farogelisay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyo dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo ku kala...

Dowladda Iran Oo Dil Ku fulisay Muwaadin Yahuudi Ah

MUQDISHO (Onkod Online) – Iran ayaa Isniinta maanta ah dil toogasho ah ku fulisay xubin ka mid ah bulshada Yuhuudda ee laga tirada badan...

Raysal Wasaare Xamza oo soo magacaabay magacyadii badali lahaa wasiiradii is casilay ee kasoo jeeday J/land

MUQDISHO (Onkod Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo buuxiyay boosaskii Wasiiru Dowlihii Qorsheynta iyo midka Wasiir Ku xigeenkii waxbarashada ee...

Baarlamaanka Soomaaliya si Buuxda u meel mariyay Miisaaniyadda 2025-ka xilli lagu baaqay in la kordhiyo Mushaaraadka Ciidanka.

Muqdisho (Onkod online) – Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025-ka, iyadoo kulamadii ugu dambeeyay ay ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha si loo xoojiyo xiriirka labada dal

Muqdisho (Onkod Radio) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Macalin Fiqi ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya kula kulmay Safiirka Shiinaha Wang Yu...

Somali police commissioner meets Saudia Somali Ambassador Ahmed Mohamud .

Somali police commissioner Brigadier General Asad Osman Abdulahi meet consultative meeting with Saudia Ambassador to Somalia Ahmed bin Mohamed Almowallad. The officials meeting focused on...

Gabar Weriye ah Oo Muqdisho lagu Weeraray

Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer Muqdisho ee Xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox ku hubeysan bistoolado waxa ay...

Gabar Weriye ah Oo Muqdisho lagu Weeraray.

Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer Muqdisho ee Xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox ku hubeysan bistoolado waxa ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Mareykanka

Onkod Radio - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu maalinimadii Jimcaha warqadaha aqoonsi ee Danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhin doona...

Federal Ministry of Education To Conduct National Exam At Areas Under SCC-Khatumo State

Onkod radio -Ministry of Education of the Federal Government of Somalia announced conducting National Examination 2024 in areas under the new SCC-Khatumo State for...

Itoobiya iyo Somaliland oo bisha July bilaabaya dhaqangelinta heshiiska MOU ee badda

HARGEISA (KAAB TV) – Ethiopia and Somaliland are expecting to announce the implementation of their Memorandum of Understanding (MOU) in early July, Somaliland officials...

Meydad laga soo saaray qabuuraha Iskool Buluusiya oo laga dhoofiyay magaalada Muqdisho

Onkod radio (Muqdisho) – Waxaa wali qabuuraha Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho ka socota in dadkii eheladooda halkaasi ku aasnaayeen kala baxaan, kaddib ammarkii...

SJS: Journalist briefly detained, others denied access while reporting on public uproar over exhumation of Mogadishu cemetery

MOGADISHU, Somalia 13 June, 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the restrictions against the independent press reporting from the public cemetery at...

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu dilay sarkaal ka tirsan dowlada soomaaliya

Onkod Radio - (Qoryooley)  Magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta waxaa lagu dilay taliyihii ciidamada dowlada federaalka Cismaan Cali Jiis iyo labo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.