image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Raysal Wasaare Xamza oo soo magacaabay magacyadii badali lahaa wasiiradii is casilay ee kasoo jeeday J/land

MUQDISHO (Onkod Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo buuxiyay boosaskii Wasiiru Dowlihii Qorsheynta iyo midka Wasiir Ku xigeenkii waxbarashada ee ay shalay iska casileen Cabdirashiid Jire iyo Axmed Cismaan Daqare oo labaduba deegaan ahaan kasoo jeedo Jubbaland.

Xildhibaan Axmednuur Sheekh Maxamed Laxos ayaa loo magacaabay xilka Wasiiru Dowlaha Qorsheynta, halka Cabdirashiid Maxamed Ducaale isna loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada.

Arrintan ayaa saka ku hayso khilaafka siyaasadeed ee haatan u dhexeeyo dowladda federaalka iyo Jubbaland oo dhawaan ku lala tegay shirkii golaha wadatashiga qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Axmed Madoobe ayaa si weyn uga biyo diiday qorshaha madaxtooyada Soomaaliya ee ku aadan qabashada doorasho qof iyo cod ah, wuxuuna haatan shir wadatashi ah isugu yeeray xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay deegaanada maamulka Jubbaland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.