image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Sh Shariif, Khayre iyo CC Warsame oo ka Horyimid guddiga Doorashada doorashooyinka

Dec 04  ( Onkod) War-murtiyeed ay soo saareen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayay ku qaadaceen guddiga doorashooyinka...

Somalia marks the International Day of Persons with Disabilities

The United Nations Development Programme (UNDP) and the National Disability Agency (NDA), Somalia, in partnership with the King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre...

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku xirnaa Xabsiyada Liibiya oo la keenay Muqdisho

In ka badan 160 tahriibayaal Soomaaliyeed ah oo laga soo saaray xabsiyada dalka Libya oo kooxo magefayaal ah ay ku heysteen ayey dowladda Soomaaliya...

Amnesty oo Yahuuda ku eedeysay in ay xasuuq ka geystay Gaza

Warbixin ay Khamiista maanta soo saartay Hey’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International, ayaa ku eedeysay Isra’il in ay xasuuq u geysatay dadka reer Falastiin...

Shirka golaha wasiirrada ee maanta oo looga hadlay qodobo kala duwan

hirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo...

Dowladda Dhexe oo diwaan gelin ku biloowday ciidankii kasoo goostay Maamulka Jubbaland

Dowladda Federaalka ayaa sida aan wararka ku heleyno biloowday in ay diwaan geliso boqolaal Askari oo katirsanaa Ciidanka Jubbaland, balse dhowaan ku soo biiray...

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Haweenka, Nabadda iyo Amniga ee Urur Gobaleedka IGAD

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska ee XFS, Sacdiyo Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb gashay kulan ka dhacay magaalada Mombasa ee dalla Kenya,...

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka 48-aad ee Booliska Dalalka Carabta

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullahi Maxamed Kaniif ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka 48-aad ee Booliiska dalalka Carabta. Shirweynahaan oo sanadkiiba...

RW Xamsa iyo Danjiraha Qatar ee Soomaaliya oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo...

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray waddo muhiim u ah bulshada Degmada Yaaqshid

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray waddada Laamiga ee Isgoyska Towfiiq illaa Isgoyska Miisaanka...

MW Xasan Sheekh oo digniin kasoo saaray falalka maalgelinta kooxaha…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo looga hadlayay la-dagaallanka maalgelinta kooxaha...

Dowladda Federaalka oo hub iyo ciidan hor leh geysay Magaalada Raaskambooni

Sida ay wararka sheegayaan waxaa maanta Magaalada Raaskambooni ka degay diyaarado ka baxay Muqdisho,kuwaasi oo la sheegay inay wadeen ciidamo iyo saanad milatari. Wararka qaar...

Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed oo wajahaya xil ka xayuubin

Mudanayaasha baarlamaanka Kuuriyada Koofureed ayaa Arbacada maanata ah ku baaqay in xil laga xayuubiyo madaxweyne Yoon Suk Yeol, ka dib markii uu Talaadadi shalay...

Xaalada degmada Doolow oo kacsan kaddib iska hor-imaad kooban oo ka dhacay Magaalada

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xiisad u dhaxeysa Guddoomiyaha Degmada Doolow iyo ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.