image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Haweenka, Nabadda iyo Amniga ee Urur Gobaleedka IGAD

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska ee XFS, Sacdiyo Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb gashay kulan ka dhacay magaalada Mombasa ee dalla Kenya, kaasi lagu dooranayay  Guddoomiyaha Madasha Haweenka, Nabadda iyo Amniga ee Urur Gobaleedka IGAD, waxaana loo doortay Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur.

Wasaaradda Horumarinta Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa bogaadisay dadaalka wadajirka ah ee kooxda hoggaanka cusub, oo ay ku jiraan guddoomiye ku xigeenka Ms. Amer Manyok Deng oo ka soo jeeda dalka Kuufurta Suudaan iyo Xoghayaha Hon. Dora Byamukama oo u dhalatay dalka Uganda.

Urur Gobaleedka IGAD iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaa wada dadaalo lagu xoojinayo Amniga iyo Nabbadda Gobolka, gaar ahaa dalka Sudan, kooxadan ayaa ka shaqeynaysa horumarinta ajendaha Haweenka, Nabadda, iyo Amniga ee Gobolka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.