image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sh Shariif, Khayre iyo CC Warsame oo ka Horyimid guddiga Doorashada doorashooyinka

Dec 04  ( Onkod) War-murtiyeed ay soo saareen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayay ku qaadaceen guddiga doorashooyinka iyo xeerarka doorashada ee uu magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxa ku tilmaameen talaabooyinkaas kuwo baal marsan dastuurkii la isku raacsanaa.

Waxay sheegeen in tallaabooyinkan horseedi karaan khilaaf siyaasadeed, xasillooni darro amni, iyo muddo kororsi aan dhammaad lahayn.

Sidoo kale, waxay uga digeen saamilayda siyaasadda iyo shacabka inay ku kadsoomaan hannaanka cusub, iyagoo ku baaqay wadahadal loo dhan yahay oo lagu dhisayo nidaam daahfuran oo lagu salaynayo dastuurkii saxda ahaa

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.