image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xaalada degmada Doolow oo kacsan kaddib iska hor-imaad kooban oo ka dhacay Magaalada

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xiisad u dhaxeysa Guddoomiyaha Degmada Doolow iyo ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir, ay halkaasi ka taagan tahay, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in xiisada ay salka ku heysa arrimo la xiriir hub ay wataan ilaalada guddoomiyaha Gedo.

Xiisada ayaa timid kaddib markii hub ay wateen ilaalada Guddomiyaha Gedo loo diiday in laga dhoofiyo Garoonka diyaaradaha Doolow, waxaana labada dhinac la sheegay in iska hor-imaad kooban uu dhexmaray, balse aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay inta uu gaarsiisan yahay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Abaandulaha Qeybta 43aad ee Ciidanka Xoogga Rashiid Bohol uu doonayo in garoonka ka dhoofiyo ciidamada iyo hubka,balse ay is hor-istaag ku sameyeen ciidamo uu soo diray guddoomiye Lafey.

Odayaasha degaanka ayaa guddomiye Lafey ku cadaadinayo inuu ka hor leexdo hubka iyo ciidamada ayado la ilaalinayo xasiloonida degaanka.

Sikastaba, horey ayaa sidaan oo kale u dhacday maalmo ka hor, kaddib markii saraakill ciidamada Dowladda ah garoonka Doolow lagu qabtay ugu danbeyna heeshiis kaddib lagu celiyay Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.