image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

120 qof oo ku dhintay ‘’daadad’’ ku dhuftay Soomaaliya.

Muqdisho (ONKOD) Waxa isa soo taraya dadka ku dhintay daadadka iyo roobabka ka da’ay meelo ka mid ah Soomaaliya sida ay warisay Hay’adda Maareeynta...

Xarunta Barlamaanka Puntland oo quful la saaray- maanta maxaa jira ?

Garoowe (ONKOD) Maxkamada Dastuuriga ee maamul goboleedka Puntland ayaa  kala dirtay xubnaha Barlamaanka maamulkaas ka dib markii muran uu ka dhashay muddo kordhintii sanadka...

BOOSAASO : Waddooyin muhiim ah oo ay xireen ciidanka gadoodsan.

Boosaaso (ONKOD) Wararka laga helayo magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay , mushaar la’aan...

Fal argagax leh ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Galgaduud.

Dhuusareeb (ONKOD) Koox hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in laba qof oo walaal ah ay ku dileen deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee...

CALI JAYTE ‘’Macwiislayda waa in ay qabtaan Ceelbuur , Galgaduud ‘’

Beledwayne(ONKOD) Cali Jayte Cusmaan oo ah u qaabilsanahay Madaxwaynaha Soomaaliya ee arrimaha howlgalada ayaa shaaca ka qaaday in diyaar ay  u yihiin in marka...

Muxuu yahay muranka kale ee ka jira magaalada Garoowe ?

Garoowe (ONKOD) Markii maalmo hore la dhameeyay khilaafka arrimaha doorashooyinka ayaa hadda waxaa soo baxaya warar kale oo ku saabsan khilaaf cusub. Khilaafkan cusub ayaa...

Barlamaanka oo lacagaha kordhistay & miisaaniyada oo la meelmariyay

Muqdisho (ONKOD) Xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowladda Soomaaliya oo maalmahan ay dood ka lahaayeen. Fadhi maanta xubnaha Golaha...

Muddo kordhinta u samaystay Barlamaanka Puntland oo la diiday.

Garoowe (ONKOD) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland oo dhawaan shaaciyay in ay sii joogi doonaan muddo sanad ah  ka dib fadhi ay ku yeesheen magaalada...

Mareynkanka ma doonayo in xabad joojin ka dhaqan gasho GAZA

NEWYORK (ONKOD ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa  dood adag ka yeeshay xaaladda hadda ka taagan marinka GAZA iyo sida ay tahay in...

Dagaal Jilbaha la isku aastay oo ka dhacay BAKOOL + Khasaaraha

Xudur (ONKOD ) Wararka aan ka helayno degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya inhalkaas uu ka dhacay dagaal muddo saacado badan uu socday...

SAWIR GUUD Natiijada Kaamirooyinka goobaha ganacsiga ee Muqdisho.

Muqdisho (ONKOD) Meelo badan oo magaalada Muqdisho ah waxaa lagu dhejiyay  kaamirooyinka wax basaasa ka dib amar ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee...

Wakiilada Puntland oo sii joogi doona sanad & DENI oo talaabo qaaday

Garoowe (ONKOD) Golaha wakiilada Puntland ayaa saaka u codeeyey in sannad kale ay sii joogaan ayna dooranayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiis 8 January. Go’aankan ayaa  yimid...

Xasan muxuu ka yiri go’aanka DENI ee doorashada Puntland ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis...

JUXA ‘’ Way diideen mucaaradka inay nala hadlaan ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Maamulka hadda talada haya ,  ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada- hadal ay la galaan xubnaha mucaaradka ee ku...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.