image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

DOHA oo door ka cayaaraysa isu keenista Israa’iil & Xamaas

Doha (ONKOD) Waxaa soconaya dadaal lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalada ka sii soconaya marinka GAZA halkaas oo ciidanka Israa'el ay ka wadaan duqeymaha...

DENI oo laga guuriyaya Aqalka Madaxtooyada Garoowe ee Puntland

Garoowe (ONKOD ) Magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland waxaa ka socda dadaalada isimadu ay ku doonayaan in ay ku dejiyaan xiisada ka...

Soomaaliya oo loo kordhiyay cunaqabataynta hubka

NewYork (ONKOD) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ilaa dhamaadka sanadkan sida xubnha Golaha ay ku sheegeen kulan...

Xamse oo markii ugu horeysay ka degay Doolow & xaalada Gedo oo cakiran

Doolow (ONKOD) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka...

Amniga dartii oo loo baajiyay kulankii maanta Barlamaanka Puntland

Garoowe (ONKOD ) Magaalada Garoowe maanta oo isniin ah waxaa lagu aaday inuu ka furmo  kulanka Barlamaanka maamul goboleedka Puntland  hase ahaatee la joojiyay Arintan...

WARCUSUB : Garoowe & xaaladda maanta ay ku sugan tahay.

Garoowe (ONKOD ) Xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta ka degan  ka dib markii 24- kii saac ee la sood dhaafay...

Farmaajo oo yiri ‘’ Haloo gurmado Qoysaska daadadku ay saameeyeen ‘’

Doha  (ONKOD ) Madaxwayniii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaho ayaa sheegay in   kuhiim ay tahay in loo gurmado Qoysaska Soomaaliyeed ee dhibaatadu ay...

WARBIXIN : Laftagareen oo laga dhaadhicinayo wax ka bedelka Dastuurka

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ka hor shirka  Golaha wadatashiga Qaran. War ka soo...

Xukun dil ah oo lagu fuliyay ninkii dilay Cabdullaahi Cali Hudey

Dhuusmareeb (ONKOD ) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo horey u dilay Cabdulaahi Cali Huday...

Maxay tahay xiisadaha dagaal ee laga soo sheegayo Puntland ?

Garoowe (ONKOD ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xiisad salka ku haysa arrimaha doorashooyinka oo ka taagan deegaano ka mid ah maamul...

Xasan Sheekh oo loo xiray waddooyinka caasimadda

Muqdisho (ONKOD ) Waddooyin muhiima ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho maanta oo Axad ah waxaa xiray ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaliya gaar...

DENI oo jawaab la yaab leh ka helay DANAB – ‘’Isgaa ka masuul ah dagaalkii dhacay ‘’

Garoowe (ONKOD) Taliska ciidanka DANAB ayaa ka hadlay markii ugu horeysay hadal ka yeeray Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Puntland Saciid Cabdullaahi...

Isbitaalka Beledwayne oo u xirmay fataahadaha ka jira halkaas

Beledwayne (ONKOD )Wararka  naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay sii kordhayso dhibaatada  fataadaha wabiga Shabeelle uu ka gaysanayo...

Israel oo gudaha u gashay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza

GAZA (ONKOD ) Wararka laga helayo GAZA ayaa sheegaya in ciidanka Israa’il maanta oo arbaca ah  gudaha ay u – galeen mid ka mid...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.