image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

MUQDISHO : Qaraxyo ka dhacay Bakaaraha & go’aan la soo saaray

Muqdisho (ONKOD ) Suuqa  Bakaaraha   ee magaalada Muqdisho ayaa maanta gabi ahaaba hawanaya ka dib ammaan darro baahsan oo  - halkaas ku soo korortay...

Hal- Qabsiga ‘’ Wixii FARMAAJO laga diiday ‘’

Muqdisho (ONKOD) Siyaasiin badan oo dagaal kula jiray xukuumadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxwaynihii hore ee dalka ayaa hadda weerar ku bilaabay , madaxwaynaha hadda talada...

Suuqa Bakaaraha oo xiran & ganacsato iska dhaafay Ganacsi

Muqdisho (ONKOD )  Maanta oo Isniin ah waxa gabi ahaanba xiran  goobaha  ganacsiga ee suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Arintan waxa ay ka danbaysay ka...

DENI ‘’ Waxa Puntland ka dhici kara doorasho qof & Cod keliya ‘’

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta  maamulka   Puntland  waxaa ka dhacay , kulan laba dhinac ah oo ay wada yeesheen xubno ka socday xisbiyada...

Israa’iil Maxaabiis ayay sii daysay kuwo kalena way xiray- LAYAAB

GAZA (ONKOD ) Ururka ay leeyihiin Maxaabiista Falastiniyiinta ayaa sheegay in Israa’iil ay sii deysay 240 maxaabiis falastiiniyiin ah intii ay socdeen is waydaarsiga...

BUUQ : Cabdi Xaashi oo loo diiday Guddoominta kulanka wadajirka labada Aqal

Muqdisho (OKOD ) Maanta oo Sabti ah waxaa buuq iyo sawaxan uu hareeryay fadhi Barlamaanka ay ku lahayeen xarunta Golaha shacabka kaas oo ahaa...

DENI miyuu ogolanayaan wada hadal inuu galo ?

Muqdisho (ONKOD) Isimo    ka socda SSC- Khaatumo ayaa wada dadaal ay ku doonayaan in ay ku xaliyaan xiisada ka dhalatay khilaafka doorasho ka dib...

Soomaaliya oo laga qaaday cuna-qabtaytii hubka 31- sanno ka dib

NewYork (ONKOD ) Golaha  amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 31- sanno ka dib waxaa lag qaaday cunaqabayntii hubka ahayn  ee saarnayd , ka dib...

Kenya Airways ‘’Duulimaadka Muqdisho & Nairobi waa $1050 ’’

Nairobi (ONKOD ) Kenya Airways ayaa dib u bilaabeysa duullimaadkeeda Nairobi Muqdisho oo hakadku yimid iyadoo qiimaha uu noqon doono 1050 USD sida warbaahinta...

Israa’iil oo sii daysay maxaabiis Falastiin , Caruur & haween ayaa u badan

GAZA  (ONKOD) Hay’adda ICRC ayaa  ku howlan sidii  Israa’iil iyo Falastiin ay isku dhaafsan lahaayeen maxabiista ay kala haystaan , ka dib heshiis xabad...

Gegida dayaaradaha Aden Cabdulle waxay u baahan tahay in sida loo dhaamo.

Muqdisho (ONKOD) Marka laga soo tago dhaliilo badan oo soo jireen noqday, oo aan la nool nahay, waxaan hadda jecelahay in aan ka hadlo...

Guddi DENI magacaabay oo la diiday – xaalada Puntland maxaa xiga ?

Garoowe (ONKOD ) Ka dib markii maalmo ka  hor Madaxwaynaha maamulka Puntland uu magacaabay Guddi ka shaqeeya xalinta khilaafka doorasho ayaa waxaa arinkaas ka...

Shabaab oo qalgal galiyay Ganacsiga Muqdisho – Goobo la qarxiyay

Muqdisho (ONKOD )  Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya qalqal xaga amniga ah ka dib markii ay soo baxeen warar iska soo horjeeda oo kaga...

Xabad-joojintii Gaza oo lagu daray maalmo kale

GAZA (ONKOD) Israa’il iyo Xamaas ayaa isla gartay in mudda laba maalin oo dheeri ah lagu kordhiyo heshiiskii xabbad-joojinta afarta maalin ahaa. Muddo kordhinta heshiiskan...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.