image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Qurbojoog lagu dilay Muqdisho- Boolisku maxaa talaaba ah ay qaadeen ?

Muqdisho (ONKOD ) waxa magaalada Muqdisho lagu toogtay Ibraahim Iman oo loo yaqaan (Dibad), oo ka mid ahaa qurba joogta ka yimid dalka dibadiisa Dilkan...

Guri leeyihiin ehelka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo qarax lala eegtay

Muqdisho (ONKOD ) Sida ay ku warameen dad goobjoogayaal ah qarax ayaa lala eegtay guri ay degnayeen qaar ka mid ah ehalada Madaxwaynaha Soomaaliya...

WARCUSUB : Cadaadis ku yimid in ay kulmaan DENI & Xasan Sheekh

Garoowe (ONKOD) Waxaa soo ifbaxaya warar ku saabsan in dhawaan ay kulan yeelan doonaan markii   ugu horeysay Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo  iyo Madaxwaynaha Puntland...

Garaad Jaamac ‘’ Ma aqbalayno sheegashada deegaankeena ee Somaliland ‘’

Laascanood (ONKOD) Abaalbul dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xilligan Somaliland ay ka wado deegaanadii hore looga saaray ciidanka Somaliland ka dib  dagaal halkaas...

Maxay ahayd canaanta MD Xasan u jeediyay Golaha Wasiirada ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwyanaha Dowladda Soomaaliya ayaa goor sii horeysay oo shalay ah ka qayb galay kulan deg deg ah oo ay lahaayeen xubnaha Golaha...

Koror ku yimid tirada dadka ku dhintay GAZ & Israel oo askar badan laga dilay

GAZA (ONKOD )  Marinka GAZA waxaa ka sii soconaya duqeymaha diyaaradah Isreal ay ka gaysnayaan , deegaanka dhulka reer Falastiin halkaas oo dad badana...

MUQDISHO miyaa la isku afduuban karaa xilligan ? – FASHIL AMNI

KAAB ( ONKOD ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay aad loo hadal hayay gabar Soomaaliyeed oo  la sheegay in laga...

Mira dhali ma noqon doonaa dadaalada la isugu keenayo mucaaradka Puntland & DENI ?

Garoowe(ONKOD)Madaxwaynaha  waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI oo ku adkaysanaya , doorasho qof iyo cod ah iyo xubnaha mucaaradka oo...

Nasrallah”Wixii kadhacay Gaza waa wax aan looga hari doonin Isra’iil”

Gaza (ONKOD) – Xoghayaha guud ee Xizbullah Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyay kusheegay waxa Gaza kasocdo iney tahay dhac weyn oo qatar ku ah...

QM oo soo faragelisay doorashada Puntland

Garowe (ONKOD) — Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang oo gaartay magaalada Garoowe ayaa kulan gaar ahla yeelatay hoggaanka sare ee Puntland, ayada...

XOG : Villa Somalia oo joojisay maanta dibadbax lagu taageeri lahaa RW Xamse

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo  Axad ah magaalada Muqdisho waxaa  lagu waday in uu ka dhaco dibadbax  lagu taageeri lahaa hadal dhawaan ka soo yeeray...

WARBIXIN : Muqdisho oo roob uu kala gooyay –xaaladda caasimadda

Muqdisho (ONKOD) 24 kii saac ee la soo dhaafay waxa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan oo saamayn ku yeeshay is socodka dadka iyo...

GAZA uma roona hadalka Aqalka cad – qorshe fog

Gaza (ONKOD) Aqalka Cad ayaa ka welwalsan  suurtagalnimada dib u qabsashada Gaza ee Israa’iil, kaddib markii hoggaamiyaha waddanku uu tilmaamay in ciidamada Israa’iil ay...

Dhallinyaro badan oo lagu dilay K. Afrika & dilalka oo xargaha goystay

Cape Town (ONKOD) Dhalinyaro Kale Oo Soomaali Ah Oo Caawa Lagu Dilay Dukaan Ku Yaala Degmada Philippi ee Magalada Ee Cape Town. Yusuf Mohammed Taakow...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.