image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Nasrallah”Wixii kadhacay Gaza waa wax aan looga hari doonin Isra’iil”

Gaza (ONKOD) – Xoghayaha guud ee Xizbullah Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyay kusheegay waxa Gaza kasocdo iney tahay dhac weyn oo qatar ku ah Caalamka iyo gobolka.

“Waxa kasoo bixi doona dhimashada iyo burburka Gaza waxey noqon doontaa mid aan Isra’iil looga hari doonin” ayuu yiri Xasan Nasrallah.

Sidoo kale, Xasan Nasrallah ayaa waxa uu intaasi kudaray “xadgudubyadan xanuunka badan iyo dambiyadaan waa weyn waxey muujinayaan aargoosiga Isra’iil sidoo kale waxey cadeyneesaa dabeecadaha dhabta ah ee Isra’iil”.W

Dhanka kale, Ururka Hisbollah ayaa baryihii lasoo dhaafay siqoto dheer ugashay dhulka Isra’iil taas oo uu muujineysa kor ukaca kacdoonka kadhanka ah ee Isra’iil.

“Hizbollah waxey Isra’iil u adeegsatay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn weerar ay kuqaadeen fariisimaha Isra’iil markii ugu horeysay taariikhda kooxda Isra’iil”.

Hoggaamiyaha Kooxda Hizbollah ayaa eedeyn culus dhabarka usaaray kooxda Isra’iil in ey qarisay tirakoobka khasaaraha kadhashay weerarada Hizbollah ee xadka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.