image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ciidanka Danab ee Puntland oo hanjaab u diray Saciid DENI

Garoowe (ONKOD) Taliska ciidanka Danab ee Puntland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin la sheegay in Guddiga doorashada Puntland uu u sameeyay...

MD Xasan oo ka soo baxay furimaha dagaalka kana soo guuray Dhuusamareeb

Dhuusmareeb (ONKOD)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  ka soo guuray oo alaabtiisa  ka soo rartay degmada Dhuusmareeb ee gobolka...

DENI muddo kordhin miyaa loo sameeyay , muxuu yahay buuqa ka taagan Garoowe ?

Garoowe (ONKOD )  War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga PEC ayaa lagu caddeeyay in doorashada madaxtooyada iyo Baarlamanka Puntland loo asteeyay in ay qabsoonto 25...

BAYDHABO : 6 askari oo qiyaas lagu fuliyay todobaadkan

Baydhabo (ONKOD ) Ex dable xoogga Yuusuf Isaaq Nuur Aadan oo maanta magaalada Baydhaba looga oofiyay qisaasta marxuum Mustaf Xaaji Xasan Madkuus oo uu...

Ciidanka dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay deegano hoostaga degmada Waajid

Waajid (ONKOD) – Ciidanka Xoogga dalka ayaa la sheegay iney Al-shabaab ka saareen degaan hoos taga degmada Waajid ee Gobolka Bokool. Sidoo kale, Waxaa howlgalkan...

Soomaalida ISLII & Hay’adaha amniga Kenya oo ka hadlay khatar soo wajahan

Nairobi (ONKOD) Magaalada  Nairobi ee dalka  Kenya  waxaa ka dhacay shir laba geesood ah oo ay wada yeesheen laamaha amniga ee dalkaas iyo hoggaamiyaasha...

Askari katirsan ciidanka KG oo xukun dil ah lagu fuliyay maanta

Baydhabo (ONKOD) – Askar la sheegay iney ka tirsan yihiin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamulka K/Galbeed ayaa saaka lagu toogtay magaalada Baydhabo ka dib...

Ciidanka Dowladda & Kooxda AS oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  iyo xubno  ka mid ah kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan   ayaa  ka dhacay deegaanka ,  Jasiira duleedka magaalada...

Mala-jooga waqtigii MD Xasan Sheekh u soo laaban lahaa Tolkiisa ?

Muqdisho (ONKOD)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kowsaday bilowgiiba doorashadiisa ka dib dagaal beeleedyo ka dilaacay meelo badan...

Sheekh Shariif ‘’Yaan la ‘’is dilin’’ ee colaada hala joojiyo ‘’

Cadale (ONKOD)-Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya ee Dowladdii  KMG ee ahayd shariif  Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan uu kaga hadlayo xaalada colaada ah ee...

Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza

Gaza (ONKOD) Kolonyadii labaad oo sida gargaar bini’aadamnimo, ayaa maanta oo Axad ah gaaray Marinka Gaza kuwaasi oo ka tilaabay xaduuda Rafax ee xadka Masar. Gargaarkan...

Bisha Cas oo sheegtay in shidaal la’aan ay u xirmi doonaan Isbitaallada Qasa

Gaza (ONKOD) — Hay’adda Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in ay qasab tahay in gargaarka bini’aadanimo ee loo soo gudbinayo Marinka Qasa uu...

Ciidamada DF oo howlgallo ka fuliyay Baay ku dilay Al-Shabaab

Baydhabo (ONKOD) — Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal qorsheysan oo ay ciidamada dowladda iyo daraawiishta Koonfur Galbeed ay maanta...

Dabageed “hagar daamo iyo dhibaato ayay ku heysaa HirShabelle”

Jowhar (ONKOD) — Madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday dowladda federaalka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.