image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MD Xasan oo ka soo baxay furimaha dagaalka kana soo guuray Dhuusamareeb

Dhuusmareeb (ONKOD)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  ka soo guuray oo alaabtiisa  ka soo rartay degmada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud.

Xasan Sheekh ayaa  seddax diyaaradood kaga soo guuray Dhuusmareeb  isla markaana dhamaan uu soo qaatay agaabkii Madaxtooyada ee halkaas uu u rartay inuu uu joogay Dhuusmareeb.

Sidoo  kale  waxa Dhuusmareeb ka  soo baxay ciidamo kale oo la socday Madaxwaynaha iyo shaqaalahii la socday intuu uu hoggaaminayay howlgalka ka dhanka ahaa kooxda Al- Shabaab.

Madaxwaynaha ayaa bilooyin badan waxa uu ku sugnaa degmada Dhuusmareeb , waxaana tan iyo intaas uu howlaha kale ee shaqada Madaxtooyada uu ka waday Dhuusmareeb.

Dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu isku maray Baydhaba iyo Xudur oo kala ah gobollada Bay iyo Bakool, wuxuu sahminayey hanaanka loo bilaabi karo wajiga labaad ee dagaalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maalmaha soo socda u safraya dalka Ingiriiska, halkaas waxaa ka dhacaya kulamo lagu taageerayo dowladda Soomaaliya

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.