image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

DENI oo magacaabay Wasiirka amniga Puntland

Garoowe (ONKOD) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland  Saciid Abdullaahi  Deni ayaa maanta oo Arbaca magacaabay Wasiirka amniga maamulkaas  kaa soo noqday Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji...

Karaash ”Somaliland ha joojiso rabashadaha ay ka wado Ceergaabo”

Garoowe (ONKOD)  Dowladd goboleedka Puntland ayaa maamulka Soomaaliland ugu baaqay in ey joojiso qilaafyada ey dadka iskaga horkeenayaan kaas oo ay kawadaan magaalada Ceerigaabo...

Kenya oo wada qorshe ey ciidamo ay ugu direyso Haiti

Nairobi (ONKOD)  Dowladda Kenya ayaa wada qorshe ey ciidamo booliis oo nabad ilaalin ah u dirto dalka rabshadaha hareeyeen ee Haiti, waxaana Kenya qorshahan...

Mucaaradka Puntland oo sheegay inay tuutaha qaadanayaan

Garowe (ONKOD)  Maanta waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ka furmay shirka Mucaaradka Puntland, kaas oo ay kaga arrinsanayaan sidii loo aadi...

Rucbi xooggan oo ku dhacay Milatariga Israel iyo Jihooyin Cusub oo Dagaal oo ku furmi kara

Tel Aviv (ONKOD) Kadib, hawlgalkii duufaanta Al-Aqsa ee shalay gilgilay dareenka dadka Yuhuuda iyo dalalka isbahaysiga la ah, ayaa waxay maamulka Israel walaac xooggan ka...

Gantaalo lagu garaacay Tel Aviv & khasaaraha Yahuuda gaaray

Tel Aviv (ONKOD ) Magaalada Tel Aviv ayaa Caawa gubanaysa kadib markii Xamaas ay la dhaceen in ka badan 200 Gantaal, iyagoo sheegay in...

HADDA : Askar ku dhintay kuna dhaawacmay qarax ka dhacay Beledxaawo

Beledxaawo (ONKOD ) Wararka aan ka helayno degmada  Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo u gaystay askar...

Firdhiye oo kulan laqaatay Xasan Sheekh iyo Wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (ONKOD) Xasan Sheekh Maxamuud oo labo bil kadib magaalada Muqdisho kusoo laabtay ayaa waxa uu kulan laqaatay hoggaamiyaha cusub ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir...

Casuumadda Muqdisho ee Khaatumo oo khilaaf ka dhax abuurtay Dowladda

Muqdisho (ONKOD) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf madaxda dalka ay ku keentay in  magaalada Muqdisho lagu casuumo hoggaamiyaha SSC- Khaatumo kaas oo...

Maxaa ka soo baxay kulan Muqdisho Firdhiye kula yeeshay madaxda DFS ?

Muqdisho (ONKOD) Magaalada Muqdisho waxa kulan  ku yeeshay hoggaamiyaah maamulka SSC-Khaatumo oo  markii ugu horeysay soo gaaray caasimada tan iyo markii loo dhiibay hoggaanka...

Xildhibaano ka xanaaqay in SSC –Khaatumo Dowladda casuumad ay u fidiso

Muqdisho (ONKOD) Ka dib markii magaalada Muqdisho uu soo gaaray caasumad uu ka helay madaxda sare ee dalka hoggaamiyaha SSC – Khaatumo waxaa arintaas...

XOG : MD Xasan Sheekh – ma ogola in doorasho ay ka dhacdo KGS

Baydhabo (ONKOD) Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya oo wajahaya caqabad la xiriirta maamul-goboleedyada dalka ayaa la sheegayaa inuu dhawaan tagi doono magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Madaxwaynaha ...

Xasan Sheekh & mucaaradka KGS oo ka hadlaya sidii loo tuuri lahaa Laftagareen.

Dhuusmareeb (ONKOD) In mudda ahba waxaa muuqanayay kulamo siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen kuwaas oo ka kala dhacayay...

Waa kuma sarkaal Shabaab ee hubka dibada ugu sii iibin jiray AS ?

Muqdisho (ONKOD ) Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo la sheegay in...

Latest Articles