image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ma tuhun AS ayaa soo galay ninka la dhashay Roobow ee la xiray ?

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaiya ayaa xabsiga dhigay nin la dhashay hoggaamiye hore Al- Shabaab haatan ah  Wasiirka Arrimaha  Diinta iyo awqaafta Xukuumada Soomaaliya.

Ninkan la xiray oo lagu magacaabo Ibraahim Roobow Cali ayaa katirsanaa guddiga tartanka adeegga xajka ee sanandkii hore iyo sidoo kale isla guddigan uu isbuucii hore uu mar kale magacaabay wasiir Mukhtaar Roobow.

Sida aan wararka ku helnay ninkan la xiray ee Ibraahim Roobow ayaa lagu eedeeyay in uu ku lug lahaa falal la xariira musuq maasuq, waxaana baaritaanno ku wada laamaha ammaanka dowladad Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ma uusan ka hadlin sababaha keenay in xabsiga la dhigo masuulkaan la dhashay Wasiir Roobow  isla isagana kama uusan hadlin xariga walaalkiisa

Xubno kale oo katirsan guddigii adeegga xajka ayaa sidoo kale la sheegay in ay ku socdaan baaritaanno, waxaana xubnahan lagu eedeeyay in aysan u adeegin sidii loogu tala galay ayna ku kaceen falal wax isdabada marin iyo musuq maasuq ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.