image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xasan Sheekh oo u taag la’ doorashada KGS oo Baydhabo gaaray

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Arbacaha Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay halkaas oo lagu sood dhaweeyay.

Madaxwaynaha Soomaaliya inta uu ku sugan yahay magaalda Baydhabo waxa uu la kulmi doono Madaxwaynaha maamulka koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo xubnaha kale ee maamulkaas.

Ujeedka ugu wayn ee Madaxwaynaha uu u gaaray Baydhabo ayaa ah culays siyaasadeed oo ka haysta xubnaha mucaaradka maamulka koonfur Galbeed oo la xiriira doorashada maamulkaas .

Waxa ay maanta sheegeen xubnaha mucaaradka koonfur galbeed in ay ku dhaliilayaan Madaxwaynaha Soomaaliya sida uu uga gaabiyay fulinta heshiis uu isaga garwadeen ka ahaa oo ku saabsan doorashada.

Si kastaba Safarka Xassan Shiikh ayaa ku soo aadaya xili uu dhamaad ku dhow yahay sanadkii dheeriga ahaa ee  Laftagareen uu sameystay muddo kordhinta, islka markaana siyaasiyiinta mucaaradkiisa loo diiday iney tagaan magaalada Baydhab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.