image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

AS oo weerar ku qaaday fariisimo ciidan oo ku – yaala Galgaduud

Guraceel (ONKOD) Wararka laga helayo deegaano ka mid ah  gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas weeerar ay ku qaadeen maleeshiyaad ku saabsan kooxda Al-...

Ma tuhun AS ayaa soo galay ninka la dhashay Roobow ee la xiray ?

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaiya ayaa xabsiga dhigay nin la dhashay hoggaamiye hore Al- Shabaab haatan ah  Wasiirka Arrimaha  Diinta iyo awqaafta Xukuumada Soomaaliya. Ninkan...

EU iyo Wadamo Kale oo Ku Dhawaaqay Hakinta Gargaarka Falastiin

GAZA  (ONKOD) Inta badan wadamada Reer galbeed ayaa joojiyey gargaarkii ay siin jireen dadka reer Falastiin,waxaana Midowga Yurub oo ahaa deeq bixiyaha ugu weynaa...

Muuse Biixi oo hanjabaad adag u jeediyay SSC & Puntland

Hargaysa (ONKOD) Madaxwaynaha Somaliland Muuse  Biixi Cabdi ayaa sheegay in  ay wadaan duyaargarow la  xiriira sidii markale  ciidanka maamulkaas ula wareegi lahaayeen  gobolada Sool...

MUQDISHO : Askar ku geeriyootay kuwo kalena ku dhintay qaraxa lala eegtay

Muqdisho (ONKOD ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda Ciidanka qaraxa...

Mucaaradka Puntland oo si kulul uga hadlay hadalkii kasoo yeeray Deni

Garoowe (ONKOD) – Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee maamulka Puntland ayaa si adag uga jawaabay hadalkii uu xalay jeediyay madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo uu ku...

Hogaamiyihii Xamaas ee koonfurta Israel oo la dilay , biyo la’aan ka jira GAZA

GAZA (ONKOD)Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida Cali Qadhi, taliyihii Xamaas ee hogaaminayay weerarkii ay kooxda ku qaaday koonfurta Israel todobaad ka hor. Milateriga...

SOYAAL : Xusuusata dhacdadii dhiigga badan ku daatay ee 14-October-2017

ONKOD (Muqdisho) 2017- maanta  oo kale 14-October boqollaal qof ayaa  ku dhintay  qarax ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqidisho. Qaraxaas ayaa  mahadhooyin ku reebay...

MD Xasan oo markii ugu horey ka hadlay dhibaatada reer Falastiin

Muqdisho (ONKOD) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula Oogay qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa...

Maxay tahay nooca doorasho ee uu doonayo Madaxwayne Saciid DENI ?

ONKOD (Garoowe)  Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uusan doonaynin in muddo kordhin uu samaysto sida ay ku doodayaan qaar...

WAR MURTIYEED  ka soo baxay shir mucaaradka Puntland uga sovday Garoowe

Garoowe (ONKOD ) -Waxaa maanta la soo gebagebeeyey shirkii Mucaaradka Puntland, kaas oo ay ka so baxeen todoba qodob oo ay ka mid yihiin,...

Roobow oo walalkiisa umagacaabay Xoghayaha guddiga arrimaha Xajka

Muqdisho (ONKOD)  Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay guddigga qabanaya tartanka adeegga Xajka ee sannadka soo...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Israa’iil iyo Falastiin

Gaza (Raxanreeb)  Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo aan loo meel dayin wali kafulinaya marinka Gaza iyo meelo kale oo katirsan dhulka Falastiin, iyadoo duqeymaha...

Turkiga oo deeq taageero ah gaarsiin doono gobolka Sool

Muqdisho (ONKOD) Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Muqdisho ayaa booqasho kutagay Safaarada Turkiga kuleeyahay magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Firdhiye...

Latest Articles