image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Trump ayaa sheegay in uu xayiraad kusoo rogi doono dalal Somalia kamid tahay

New York (ONKOD)  Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump haddana ah musharax u taagan mar kale xilka madaxweynaha dalkaasi, ayaa ku hanjabay in uu dib usoo celin doono xayiraadii dhinaca socdaalka ah uu horey usoo rogay.

Sidoo kale, Trump oo hadal ka jeediyay gobolka Iowa ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in uu ballaarin doono xayiraadii dhinaca socdaalka uu horey usoo saaray intii uu madaxweynaha ahaa, waxa uuna shaaciyay dalalka uu mar kale xayiraada dhinaca socdaalka saari doono.

Dhanka kale, madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa sheegay in mar kale xayiraada kusoo rogi doono uuna diidi dooo in dalkooda yimaadaan dad kasoo jeeda dalalka Falastiin , Suuriya, Soomaaliya, Yaman, Liibiya iyo dalal kale uu sheegay in uu kusoo dari doono.

“Qofna kama keeni doono Qasa, Suuriya, Soomaaliya, Yaman, Liibiya ama meel kaleba taas oo khatar ku ah amnigeena, waxan si dhakhso ah u soo celinayaa, una ballaarinayaa qorshii guuleystay ee xanibaadda safarka ee aan ku soo rognay wadamada argagixisada taageera iyo meelaha gabaadka u ah,” ayuu yiri Tump.

Xayiraadii dhinaca socdaalka uu horey usoo rogay Donald Trump ayaa waxaa wareegto ku baabi’iyay meeshana ka saaray madaxweynaha hada haya talada dalka Mareykanka ee Joe Biden, oo horey u diidanaa xayiraadan uu soo saaray Trump.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.